Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka
    April 22, 2026
    Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta
    April 22, 2026
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo Guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada “Sawirro”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo Guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada “Sawirro”
GudahaWararka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo Guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada “Sawirro”

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 2, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Golaha Wasiiradda XFS ayaa ansaxiyay Hindise-Sharciyeedka Fasaxa Dhismaha Soomaaliya oo uu horgeeyay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Adaan Macalin (Soomaali).

Ujeedada Hindise- Sharciyeedka Fasaxa Dhismaha:

Wasaaradda Howlaha Guud iyadoo gudaneysa waajibkeeda shaqo ee kaga aadan xukuumadda federaalka Soomaaliya, waxay ku talaabsatay sidii loo diyaarin lahaa Sharci Fasaxa dhismo loo dhan yahay.

Ujedkeed kiisuna yahay:

(a) Maareynta dhismooyinka si loo ilaaliyo caafimaadka iyo badqabka
dadweynaha.

(b) Dejinta Siyaasad hanaan sharciyeed lagu mideenayo sharciga dhismooyinka
dhismooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

(c) Dejinta halbeegyo lagu yareynayo khataraha dhismooyinka ka imaan kara, sida liidasho farsamo, agabyada dhisamaha ee aan wanaagsaneyn, dumid dhismo, wax-yeeleyn noolol maalmeedka dadweynaha, fogeynta qashinka, iyo khataraha daadadka iyo nabaad guurka carrada.

(d) Dejinta hanaanka bixinta fasaxa dhismaha oo ay ku jiraan adeegsiga qaabab casri ah, sida e-permit.

(e) Dhiiragalinta maalgashiga gudaha iyo midka shisheeye ee dhismooyinka kaasoo u hoggaansan shuruucda, xeer nidaamiyaasha iyo halbeegyada quseeya arrimaha qorsheynta, ka faaiideysiga dhulka iyo deegaanka.

(f) Hirgelinta nidaam mideysan oo lagu maareynayo dhismooyinka dalka iyo bixinta ruqsadaha fasaxa dhismaha.

(g) Horumarinta dhismooyin wax tar u leh dadka iyo deegaanka.

(h) Ilaalinta iyo tixgalinta dadka baahyaha gaar ah qaba ee habka dhismaha.

(i) La qabsiga isbedela cimilada aduunka qaababka dhismooyinka.

(j) Ilaalinta dhismooyinka taariikhiga ah.

Faa’idada Hindise – sharciyeedka Fasaxa Dhismaha:

(1) Siyaasadaan waxay wax weyn ka badalaysaa baahida habraaca iyo fasaxa dhismo ee dalka ka jira, waxay tayeynaysaa adeegyada bulsho mid dhaqaale iyo waxqabadka xukuumada heerar keeda iyo laamaheeda kala duwan ee u kala baxan:
a. Heer Federaal,
b. Heer Dowlad Goboleed
c. Heer Dowlad Hoose

(2) Hindisahaan sharci waxa uu nidaaminayaa habraacyada iyo fasaxa dhismo ee farsamo ahaan loo baahan yahay iyo heerka darajo maamul ee uu dalka u bahaan yahay.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Muqdisho 22 Abriil 2026:— Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo…

April 22, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha Guutada 16-aad Ee Kumaandooska Danab oo gaaray Magaalada Kismaayo.

Taliyaha Guutada 16aad ee Kumaandooska DANAB Gaashaanle Axmed Cabdullaahi Nuur(Beeryare) iyo saraakiil ka tirsan taliskaasi aya gaaray magaalada Kismaayo ,iyada…

Wararka
November 10, 2020

Wasiirka Shaqada XFS oo ka hadlay arrimmo khuseeyay shaqaalaha Soomaaliyeed

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Shaqada XFS Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim  oo maanta ka qeyb galay Barnaamujka kulanka ee toddobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay…

Gudaha
May 3, 2024

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo maamulka Isbitaalka Yardimeli ka dalbatay in ay la yimaaddaan sharciga ay ku shaqeeyaan

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya , Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in ay mar kale ay warqad u direen madaxda Isbitaalka…

Wararka
February 5, 2020

Guddoomiye Yabooh oo xarigga ka jaray waddo interlock la saaray

Muqdisho (SONNA)- Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa maanta Xarig-jaray waddo Interlock oo…

Wararka
September 12, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023