Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan ka horgagga macluusha iyo arrimaha Bani’aadminimada Nick Dyer.
Ra’iisal wasaaraha ayaa ergayga kala hadlay sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameynta ku yeelatay.