Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Qorshaha arrimaha Bani’aadannimo ee Soomaaliya oo Sanadakan lagu caawin doono 3 Milyan oo Qof +Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Qorshaha arrimaha Bani’aadannimo ee Soomaaliya oo Sanadakan lagu caawin doono 3 Milyan oo Qof +Sawirro
Wararka

Qorshaha arrimaha Bani’aadannimo ee Soomaaliya oo Sanadakan lagu caawin doono 3 Milyan oo Qof +Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 22, 2020
4 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federalka Somaaliya, Qaramada midoobay iyo hay’adaha Bani’aadamnimada ayaa Maanta daah furahay qorshaha arrimaha Bini’aadamnimada ee Somaliya ee Sanadkan2020.

Qorshahan ayaa u baahan 1.03 Bilyan oo Doollar, si loo caawiyo loona tageero nolal Maalmeedka 3 Milyan oo Qof.

Wasiirka Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Xamza Siciid Xamza, ayaa sheegay in Dowladdu ay ka go’an tahay in ay la shaqayso hay’adaha samafalka ee ka howl-gala Dalka, si loo hirgeliyo qorshaha ka jawaabista xaaladaha Bini’aaddannimo.

“Dowladda federalka ee Somaaliya ayaa waxaa si buuxda ugu go,an in ayy la shaqeeyso hay’adaha samafalka ee ka shaqeeya Dalka si loo hirgeliyo qorshaha ka jawaabita xaaladaha Bina’aadamnimada, qorshaha gurmadka ayaa dhameystiraya dedaallada socda ee Dowladda fedaraalka ee wax looga qabanaayo dhibaatooyinka Bina’aadamnimo ee Dalka, ayuu yiri Wasiirku.

Dadka u baahan gargaarka waxaa kamid ah 1.7 milyan oo qof oo ka barakacay colaad, nabadgelyo xumo, guuritaan Khasab ah, abaaro iyo daadad. Sida laga soo xiganaayo qorsha HRP-ga, in kabadan kalabar tirada dadka soomaalida waxay ku nool yihiin faqri.

Waxaa kamid ah beeraley iyo xoola dhaqatada saboolka ah iyo cunta yare heysato kuwa barakacay. Heerka nafaqo xumida ee caruurta ayaa ah mid aad u sareeyo, iyadoo meelaha qaar ay ka jiraan heerar nafaqo xumo oo caalami ah in ka badan 20 boqolkiiba (kana sareeysa heerka deg degga ee WHO ee 15 boqolkiiba). Dadka naafada ah oo lagu qiyaaso boqolkiiba 15 dadweynaha ayaa halis ugu jira rabshado iyo xadgudub.

“Marka aan hirgalinayno qorshaha arimaha bani’aadamnimada, Qaramad Midoobe iyo iskaashatada kale ayaa ka shaqeyneyso sidii loo xaqiijin lahaa in gargaar deg deg ah iyo tageero horumarineed ay isbarbar socdaan kuwaas oo kabo qorshaha hormarinned e dowladda si loo gaaro soo kabasho mudo fog ku beegan” sidaasi waxaa yiri Adam Abdulmoula,Isu duwaha hawlaha Bani’aadamnimada ee Somaliya. “taasi ayaa aha in la kordhiyo howlaha samafalka iyo horumarka wada socda mudo dheer si wax looga qabto xaladaha bani’aadamnimadan ee ka jiro Soomaaliya”

Qorshaha arimaha bani’aadamnimada wuxuu diiradda saaryaa afar ujeedo oo asaasi ah: yareynta baahsanaanta nafaqa xumada ba’an iyo baahiyaha iyo caafimaadka, baahiya asaasiga ey wajahaan dad ku nool 74 degmo, xoojinta iyo ilaalinta xuquuqda aadamaha, islamarkan ilaalinta sharafta, sidoo kale kor u qaadidda  aqoonta dadka barakacayaasha.

Qorshahan ayaa ujeedkiisa yahay bixinta gargaar cunna ah bil kasta oo la siinaayo ilaa 2.1 milyan oo qof , in la taageero  helitaanka waxbarasho  oo loogu tala galay in kabadan 300,000 oo caruur ah, in gargaar caafimaad la siiyo 2.5 milyan qof, in biyo nadiifa la siiyo in kabadan 1.2 milyan oo qof iyo in la yareeyo khatarta la xiriirta isku dhacyada ooy ka mid yihiin kuwo ku saleysan jinsiga.

Sannadkan, wadarta guud ee baahida loo baahan yahay deeq-lacageedka Qqorshahan ayaa hoos u dhacday 11 boqolkiiba (ama US $ 120 milyan) taas oo horay u eheed $ 1.12 bilyan sanadka 2019 illaa $ 1.03 bilyan.

In kasta oo tirada dadka baahan ay kortay 19 boqolkiiba (ama 1 milyan oo qof) laga soo bilaabo 4.2 milyan 2109 ilaa 5.2 milyan  qof. Tirada guud ee la beegsaday ayaa hoos u dhacday 12 boqolkiiba (ama 400,000 oo qof), taas oo sanadkii hore gaareseysay ilaa 3.4 milyan kuna soo dhacday 3 milyan oo qof (58 boqolkiiba 5.2 milyan qof oo u baahan gargaarka bini’aadannimo).

(Sawirqaade Maxamed Feereysane)

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka socda deegaanka Aboorreey ee gobolka Hiiraan

Buulo-burte-(SONNA)-Ciidamada deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa saakay weerar culus ku qaaday deegaanka Aboorreey oo hoos taga degmada Buuloburde, halkaas oo…

GudahaWararka
May 21, 2025

Madax ka socday Dowladda Soomaaliya iyo Turkiye oo yeeshay kulan muhiim ah

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Mudane Xuseen Macalin, ayaa kulan dooceed la yeeshay Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Dibadda Dowladda Turkiga, Dr.…

Gudaha
June 13, 2025

Madaxweynaha JFS oo soo xiray gogosha wadatashiga qaran

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Gogosha Wadatashiga Qaran oo muddo afar maalmood ah ka…

GudahaWararka
June 19, 2025

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Muqdisho, Soomaaliya, 13 May 2026: Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud,…

GudahaWararka
May 13, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023