Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Prof. Afyare” Dowladda iyo shacabka marka ay is wataan cid kasta way ka adag yihiin”. (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Prof. Afyare” Dowladda iyo shacabka marka ay is wataan cid kasta way ka adag yihiin”. (Warbixin).
Maqaallada

Prof. Afyare” Dowladda iyo shacabka marka ay is wataan cid kasta way ka adag yihiin”. (Warbixin).

By Dahir Aadan Cali
Last updated: June 15, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho,( SONNA):- Prof. Afyari Cabdi Cilmi oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaalka ka  dhanka ah Khawaarijta ee ka socda Dalka, guulaha la taaban karo ee ilaa hadda laga gaaray iyo sababta ugu wacan ee wiiqday awooddii argagixisada oo meelo badan oo dalka ah laga xoreeyay.

Prof. Afyare ayaa sheegay in dagaalka xooggiisa uu ka dhashay culeys ay shacabka Soomaaliyeed saareen maleeshiyada Al-shabaab, kaas oo ugu dambeyn isku beddelay natiijo ay ka shallaaydo Khawaarijtu, deegaanno badanna looga qabsaday.

” Shacabka markuu nimankan la dagaallayay, culeys ay dhallinyaradanu ayuu ahaa waxa dhaliyay qarax, ileyn abaaro, lacago baad ah ayay qaadi jireen,culeysyo xoogaa ciqaab ah iyo kacdoon ka yimid ayay ahayd,”.

Sidoo kale, Aqoonyahan Afyari ayaa hoosta ka xariiqay in intaas ka dib, Dowladda federaalka oo cusub markaas ay siisay shacabka dagaallka xaqa ah kula jiray Khawaarijta taageero xooggan oo ku qasbay argagixisadu in ay ka cararaan degmooyin iyo deegaanno muddo 15-sano ah gacantooda Ku jiray, shacabkana ay ku gumaadayeen.

”  Dowladda markaas cusubna waa ay taageertay, kacdoonkaas ayaana meesha ka dhashay, aslanba su’aasha meesha taalo waxay tahay raadiyuhu waa isticmaali kartaa warqad dheer oo baxsi ah baanu ka qornay oo la yiraahdo security sector reform in Somalia, yanci waxyaabaha dib u habeynta ciidamada iyo caqabaaadka iyo mushkiladaha imaan kara,”. Ayuu yiri Prof Afyare.

Ugu dambeyntii, Prof Afyare Cabdi Cilmi ayaa qiray in shacabka iyo Dowladda oo is wata cid walba ay ka adag yihiin, maanta la arki karo mirihii ka dhashay duullaankii ka dhan ahaa Khawaarijta halka uu marayo iyo guulaha wax ku ool ah ee laga gaaray.

Shacab badan oo muddo ka badan 15-sano xoog ugu afduubnaa argagixisada ayaa laga saaray, kuwaas oo hadda ku nool, nolol sareedo, barwaaqo iyo horumar leh.

Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheikh ayaa qaadatay go’aan ah in ay Dalka ka xoreyso maleeshiyada Al-shabaab, waxaana hadda howlgalkaas oo wejigiisu koowaad lagu guuleystay marayaa meel wanaagsan, wejigiisa labaadna uu dhawaan bilaaban doono, sida madaxda qaraku sheegeen.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shabaabka oo shartooda dhexmariya Dumarka (WARBIXIN)

Beryahaan waxaa soo badanayay Dumar badan oo ka soo dhex muuqday Maxkamadaha Dalka, kuwaasi oo loo heysto eedeeymo la xariira…

GudahaMaqaallada
September 20, 2023

Dowladda oo 7 bilood gudahood khawaarjta kala wareegtay 92 deegaan (WARBIXIN)

Tan iyo markii uu noqday Madaxweynaha Soomaaliya Dr.Xasan Sheekh markii labaad bishii May wuxuu ku dhawaaqay “dagaal guud” oo ka…

GudahaMaqaallada
March 5, 2023

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN.

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh…

MaqaalladaWararka
March 15, 2021

Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe

14-ka Oktoobar,gaar ahaab 2017-kii waaa dhacdo aad u xanuun badan oo laheyd naxdin iyo amakaag,,kadib kolkii maalin qura ay dhibaatooyin…

GudahaMaqaallada
October 14, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023