Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Musharixiinta madaxweyne ku xigeenka Maraykanka oo dood adag ay xalay dhex martay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Musharixiinta madaxweyne ku xigeenka Maraykanka oo dood adag ay xalay dhex martay
CaalamkaWararka

Musharixiinta madaxweyne ku xigeenka Maraykanka oo dood adag ay xalay dhex martay

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 8, 2020
2 Min Read
Share

Washington (SONNA)-Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence iyo Kamala Harris oo u tartamaysa xilka madaxweyne ku xigeenka xisbiga dimoqraadiga ayaa dood kulul oo ku saabsan cudurka safmarka ee coronavirus isku dhaafsaday is aragoodii koowaad ee xalay qabsoomay.

Ms Harris ayaa Donald Trump ku eedeysay in uu yahay “maamul madaxweyne kii ugu guuldarada badnaa taariikhda wadanka “.

Mr Pence waxaa uu sheegay in qorshaha musharax Joe Biden ee safmarka coronavirus uu yahay mid uu ka soo minguuriyay siyaasadda aqalka cad ee hadda.

Musharaxa xisbiga dimoqraadiga Joe Biden waxaa uu ka horeeya saadaasha codadka madaxweyne Trump xilli maalinta doorashada ay ka harsan tahay 27 cisho oo keli ah.

Doodii xalay ayaa aheyd mid dhex martay labo qof oo siyaasiyiin rayid ah laakiin doodii todobaadkii hore ee Trump iyo Biden ayaa isku bedeshay cay iyo in magacyo la isugu yeero.

Si kastaba, labada musharax ayaa is dhaafsaday dood kulul oo  la dhihi karo waxba la isuma reeban.

Doodii sagaashanka daqiiqo aheyd ee xalay ayaa la dhacday hoolka jaamacadda Utah ee magaalaa Salt lake, iyadoo Kala Haris ku eedeysay madaxweyne ku xigeen Mike Pence in madaxweyne Trump uu si ula kac ah u marin habaabiyay dadweynaha Mareykanka inta socday cudurka coronavirus.

“Waxay ogaayeen, in ay khiyaameynayaan,” ayay tiri, waxay intaas ku dartay in u jeedka ay ka leeyihiin ay tahay in dib loo soo doorto.

Senator Kala Haris oo 55 sano jir ah iyo madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence oo 61 sano jir ah, ayaa intii dooda socotay waxaa u dhexeeyay dayr almuuniyam ah taas oo muujinaysa khatarta cudurka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo degmada Ceeldheer ka wada dhiirrigelinta Ciidanka

Dhuusamareeb-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ka wada dhiirrigelinta…

GudahaWararka
September 18, 2025

Donald Trump iyo Joe Biden oo isku khilaafsan xilliga magacaabista guddoomiyaha maxkamadda sare

Washinton-(SONNA)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka ayaa sheegay in todobadka soo socda uu magacaabi doono haweeneey badasha xilka ama jagada ay baneysay guddoomiyihii…

CaalamkaGudahaWararka
September 20, 2020

WHO oo sheegtay in 15 milyan oo qof laga helay Covid-19 Hal Toddobaad gudihiis

Muqidisho(SONNA)-Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa  sheegay in in ka badan 15-Milyan bulshada caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku…

CaalamkaWararka
January 13, 2022

Kulan looga hadlaayay la-dagaalanka argagixisada oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Mombasa

Mombasa, (SONNA): Kulan socday muddo todobaad ah oo looga hadlaayay la-dagaalanka argagixisada iyo xakamaynta farriimaha gurracan oo ay soo agaasintay…

GudahaWararka
December 20, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023