Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hay’adda Duulista Rayidka oo amar cusub dul dhigtay shirkadaha ka hawgal garoonka Aadan Cadde
    November 30, 2023
    Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Dubai halkaas uu ugu qeyb galayo shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka
    November 30, 2023
    Wasiirka Maaliyadda oo ka qeybgalay Shirka warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee Bangiga Adduunka
    November 30, 2023
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer ku tagay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose
    November 30, 2023
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shirguddoomiyey kulanka 5aad ee Guddiga Joogtada
    November 30, 2023
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wasiir Daa’uud oo ka hadlay Guusha Soomaaliya ay ka gaartay ku biirista EAC
    November 24, 2023
    Heshiiska Gaza oo bilaabmay kadib 7 isbuuc oo dagaal ah
    November 24, 2023
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya
    November 23, 2023
    Soomaaliya oo ku guuleysatay hoggaamiyaha isgaarsiinta adduunka
    November 23, 2023
    Madaxweynaha JFS oo Wasiirka Difaaca UK kala hadlay shirka amniga Soomaaliya ee lagu wado in uu ka dhaco New York
    November 23, 2023
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Cali Geeddi “waxay isku qaldayaan Xasan Sh. iyo Qaranka” (WARBXIN)
    November 28, 2023
    Shiinaha wuxu taageeraya nabadda, caddaalada iyo isku dayga xalk siyaasadeed ee qadiyadda Falastiin
    November 27, 2023
    Dhammeystirka Dastuurku waa dhammeystirka Qarannimada (WARBIXIN)
    November 26, 2023
    Soomaaliya oo mar kale ka soo muuqaneysa saaxadda Caalamka (WARBIXIN)
    November 25, 2023
    Kulan ciyaareed xiiso badan oo lagu soo dhaweynayo Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo lagu qabtay Baydhabo
    November 25, 2023
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    Daawo “Sawiradii Furitaanka Bangiga Caalamiga ah ee Ziraad Bank “
    October 30, 2023
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo si rasmi u daahfurtay xarunta kormeerka hirarka
    October 9, 2023
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay kulan looga hadlayay Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara ee Q.M.
    September 18, 2023
    Madaxweynaha JFS oo soo dhaweyay aqbaaladda codsiga Soomaaliya ee kamid noqoshada EAC 
    June 1, 2023
    Maamulka gobolka Banaadir oo mamnuucay ka ganacsiga Maan-dooriyaha
    May 1, 2023
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qarankeena oo caawa isreeb-reebka Koobka adduunka la ciyaari doona Xulka Algeria
    November 16, 2023
    Wasiir Maxamed Barre oo magacaabay guddiga qaban qaabada Ciyaaraha DG, SSC Khaatumo & gobolka Banaadir
    October 30, 2023
    Cumar Axmed Maxamed oo loo magacaabay Macalinka xulka 18 jirada ee Qarankeena
    October 5, 2023
    Magaalada Napoli oo uu ka dhacay dhulgariir ka hor kulanka Real Madrid
    October 3, 2023
    Wasiirka dhalinyarada Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Masar
    October 4, 2023
Reading: Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Turkiga iyo Suuriya
Share
Aa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Turkiga iyo Suuriya
GudahaWararka

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Turkiga iyo Suuriya

By Axmed February 6, 2023 1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay uga tacsiyeyneysaa Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga khasaarihii iyo waxyeeladii ka dhashey dhulgariirki xoogganaa ee is xigey ee ku dhuftey qeybo ka mid ah dalka Turkiga.

Dowladda Soomaaliya waxay murugada la qeybsaneysaa Dowladda iyo shacabka Turkiga oo dhulgariirkaasi ay kaga dhinteen boqolaal qof, dhaawacyo badan iyo khasaare hantiyeed intaba.

Dowladda Soomaaliya waxay Ilaahay uga baryeysaa dadkii halkaasi ku dhintey inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, inta ku dhaawacanteyna Ilaahay u booga dhayo.

Waxaa sidoo kale ay Dowladda Soomaaliya ugu baaqeysaa Dunida Muslimka iyo caalamka intiisa kale inay garab istaagaan shacabka iyo Dowladda Turkiga inta lagu guda jiro waqtigan adag ee gurmadka masiibada dhacdey.

Dowladda Soomaaliya waxay sidoo kale ka tacsiyeyneysaa shacabka reer Syria ee iyaguna ku waxyeeloobay dhulgariirkan xooggan ee ka dhacay xadka labada dal ee Turkiga iyo Syria.

Axmed February 6, 2023
Share this Article
Facebook Twitter Email Copy Link Print

MAQAALLADA

‘Qarax ku gaad ayay is lahaayeen, iyagaasi ku go’ay’ (WARBIXIN)

GudahaMaqaalladaWargayska
September 13, 2023

Hay’adda Duulista Rayidka oo amar cusub dul dhigtay shirkadaha ka hawgal garoonka Aadan Cadde

Muqdisho (SONNA):- Bayaan ka soo baxay Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa shirkadaha ka shaqeeyo…

November 30, 2023

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda Duulista Rayidka oo amar cusub dul dhigtay shirkadaha ka hawgal garoonka Aadan Cadde

Muqdisho (SONNA):- Bayaan ka soo baxay Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa shirkadaha ka shaqeeyo la dul dhigay amar ku…

GudahaWararka
November 30, 2023

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Dubai halkaas uu ugu qeyb galayo shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka

Dubai (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka…

GudahaWararka
November 30, 2023

Wasiirka Maaliyadda oo ka qeybgalay Shirka warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee Bangiga Adduunka

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeybgalay shirka sanadlaha ah ee uu soo qabanqaabiyay…

GudahaWararka
November 30, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer ku tagay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose

Kismaayo (SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur-galayo xaaladda binu aadantinimo…

GudahaWararka
November 30, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023

Removed from reading list

Undo