Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Muhiimadda Hindise-sharciyeedka NISA u leeyahay la dagaalanka khawaariijta (FAALLO)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Muhiimadda Hindise-sharciyeedka NISA u leeyahay la dagaalanka khawaariijta (FAALLO)
MaqaalladaWararka

Muhiimadda Hindise-sharciyeedka NISA u leeyahay la dagaalanka khawaariijta (FAALLO)

By Ruush Abdullahi
Last updated: February 8, 2023
7 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)–Dhawaan waxay Golaha Shacabka ay meelmariyeen hindise-sharciyeedka Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee marka la soo gaabiyo loo aqoon og yahay NISA, waana mid ka mid ah hey’addaha amni ee ugu awooda badan Soomaaliya, NISA waa magac ay cabsi dareento cid kasta oo cadowga shacabka Soomaaloyeed ahi markay maqasho,mudo dheer oo heya’adda aanay lahayn sharciyad rasmi ah maanta waa guul u soo hoyatay Shacabka & Dowlada Soomaaliyeed in maanta ay sharci iyo xeer leedahay hey’addii nabadsugida & Sirdoonka Qaranka, waxayna hey’addaan ay ka soo farcantay markiidii hore, islamarkaana ay ka tirsaneyd hoggaan ka mid ahaay Hoggaanada Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, iyadoo laga soo wareejiyay sanadkii 1972-kii, loona bixiyay National security Services ( NSS).

Haddii aan dib u milicsanno Hey’addii Nabad sugidda ee NSS-ta waxay soo qabatay howlo badan oo Dalka iyo Dadka waxtar u lahaa, taasi oo mar walba ka badbaadin jirtay hagar daamooyinka ay soo maleegi jireen Qolyihii aan markaasi cadowga aheyn, waxaana tusaale u soo qaadan karnaa Xilligii dagaalkii adkaa ee sanadkii 1977-kii, iyadoo qeyb weyn ka qaadatay sidii loo difaaci lahaa Xorriyadda, sharafta, karaamada iyo Midnimada Ummadda Soomaaliyeed ee Muqadaska ah.

Hey’add nabad sugidda ee NSS-ta, waxaa la aas-aasay 53 sano ka hor, waxaa kaliya ee lagu eedeeyn karo ayaa ah inaysan la marsiin Barlamaanadii jiray xilliyadii Dowladnimada laga soo bilaabo 1960-kii laa iyo bishan Febraayo horraanteedii ee sanadkan, sababtaasi ayaa ah inaysan laheyn wax sharci ah oo lagula xisaabtamo, marka waatan keentay in hadda loo sameeyo sharci, kaasi oo ku cad qoddobo cayiman ee ah waxa laga reebay iyo waxa loo ogol yahay, marka in hey”adda NISA inay sharci noqoto oo sharci ku dhaqato, xad yeelato, Madaxdeeda lala xisaabtami karo oo awoodeeda ay cayiman tahay ayaa ku cad sharcigan.

Golaha Shacabka ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Fderaalka Soomaaliya waxa uu dhawaan xaqiijiyay guul taariikhi ah oo u hiillisay dimoqoraaddiyadda iyo Qaranka Soomaaliyeed, waana arrin bogaadin mudan in hey’adda Nabad Sugidda & Sirdoonka Qaranka Soomaaliya {NISA} ay yeelato sharci markii ugu horreysay tan iyo markii la dhisay muddo ku siman nus qarni, si waddanka uu u helo xasillooni siyaasadeed iyo mid amni waa in la helaa sharci hiil u noqda dowlad dhiska, sidoo kalena waa in Madaxda iyo shacabkuba xushmeeyaan Hinse-shaciyeedka NISA marka uu maro Aqalka Sare ee  Baarlamanka,Madaxweynahuna uu saxiixo, waxaa soo xirmaya albaab muddo dheer iska furnaa oo ay dhibaato ku qabeen shacabka iyo qaar ka mid ah Madaxdaba, marka 53 sano kadib waxay dooneysa NISA inay sharci noqoto oo sharci ku dhaqato, xad yeelato, Madaxdeeda lala xisaabtami karo,  awoodeedana ay cayiman tahay, waxaana jirta in Agaasimaha NISA, Mahad Maxamed Salaad oo toddoba billood xafiiska jooga uu Golaha Wasiirada hor geeyay sharciga NISA, ayna ansiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Golaha Shacbiga uu shalay ansixiyay, waxaana u haray inuu ansaxiyo Aqalka Sare , kadibna waxaa saxiixi doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Hey’adda NISA waxay hadda ku biireysa Ciidanka iyo laamaha Amaniga ee sharciga ah ee dalka uu leeyahay, islamarkaasna in sharci ay yeelato waxa laga faa’iidi doono in la helo dariiq isla xisaabtan,  Sharciguna waa aas-aaska hey’add walba, waxaa kaloo jira in Sharciga loo sameeyay NISA uu caddeynayo waxay hey’addan xaqa u leedahay iyo waxay xaqa u laheyn., sida ku cad cutubka 4-aad qodobkiisa 13-aad ee sharciga la ansixiyay, sharcigan waxa uu hey’adda u soo dejinaya heerka isla xisaabtanka oo muddo fog ka maqneyd, bal aan tilmaanno Cutubka 5-aad ee qoddobka 38-aad ee sharciga uu Golaha Wasiirada ansixiyeen waxa uu ka hadlaya xuquuqda dadka hey’addu soo xirto, aan sii cadeynee Cutubka 5-aad qodobkiisa 38-aad xarafka C waxa uu leeyahay qof walba oo ku jira gacanta hey’adda lama jirdili karo, lamana maskax iyo mooral dili karo iyo qoddobo kale oo aad muhiim u ah.

Haddaba Xildhibaanada Golaha shacabka BFS oo kulan  ku lehaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka {NISA} oo maalmihii la soo dhaafay goluhu ka doodaya, waxaana Haa ugu codeeyay 144 Xildhibaan, halka 3 ay ka aamustay, waxaana maya yiri hal Xildhibaan.

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa Golaha shacabka uga mahadceliyay meel marinta Hindise Sharciyeedka Hey’adda, wuxuuna bogaadyay si ay xil isaga saareen habsami u socod howlaha ay he’yaddu Qaranka u heyso, waxaana la ogsoon yahay in ay noqoneyso Ciidanka 4-aad ee ka tirsan Ciidamada Soomaaliyeed, iyadoo markii hore ay ahaayee Ciidanka Xoogga Dalka, Booliska iyo Asluubta, waxayna hey’addu qeyb weyn ka qaadataa la dagaalanka Kooxda Maleeshiyaad Argagixisada ah Khawaarijta, iyadoo sida la wada ogsoon yahay qeybta libaax ay ka qaadato dabagalka, xuuraaminta iyo ka hortaga falalka ay Shacabka Soomaaliyeed ay ku dhibaateynayaan kooxda Khawaarjta, waxaa kaloo qeyb weyn ka qaadataa sidii loola diri lahaa dhinaca ka curyaaminta dhinaca dhaqaalaha iyo mid Militariba, iyadoo la ogsoon yahay in hey’addaan la’aanteed aysan fuli laheyn, guulshaasina aan maanta la gaari laheyn.

Marka isku soo wada duuboo waa dhab in Hey’adda NISA aan la qarin karin doorka ay ku leedahay howlgalka Dalka ka socda ee lagu baacsanayo Kooxda Argagixisada ah ee Khawaarijta, sidaasi awgeedna waxaa dhihi karnaa Dowladnimada oo guuleysata waxaa sal u ah sharciga oo la xushmeeya, cid walbana uu  ka sarreeyo, iyo  Muhiimad  weyn ee u leeyahay sharcigan NISA la dagaalanka khawaariijta.

Qallinka C/laahi Ruush

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho (SONNA):  1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda…

GudahaWararka
October 2, 2024

Shirka golaha wasiirrada XFS oo looga hadley amniga guud ee dalka

Muqdisho,(SONNA):-Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre,…

GudahaWararka
August 31, 2023

Wasiir Roobow oo kormeeray dhismaha xarunta wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta

Muqdisho (SONNA):  Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda FS mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta kormeeray dhismha cusub…

GudahaWararka
May 1, 2024

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray deegaanadii colaad beeleedyadu ka dhaceen ee gobolka Galgaduud

Dhuusamareeb (SONNA): Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaano ka tirsan waqooyiga gobolka Galgaduud, kuwaas oo…

GudahaWararka
June 12, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023