Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Maxay yihiin astaamaha Nebigeenna sheegay ee muujinaya in Al-shabaab yihiin Khawaarij?
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Maxay yihiin astaamaha Nebigeenna sheegay ee muujinaya in Al-shabaab yihiin Khawaarij?
Maqaallada

Maxay yihiin astaamaha Nebigeenna sheegay ee muujinaya in Al-shabaab yihiin Khawaarij?

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 29, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Waa hubaal in maqalka dhegahaaga ku batay kalmadan (Khawaarij), haba ugu badnaato waayahan oo uu labo lixaadsaday Jihaadka dalka looga xorreynayo Kooxda Khawaarijta, kaas oo ay iska kaashanayaa dowladda federaalka iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Haddaba macno ahaan maxay u taagan tahay kalmadan, halkeese kooxdan asal ahaan ka soo jeedaa, waa maxayse waxa dhabta ah ee Khawaarijtu u taagan tahay?

Culumada Soomaaliyeed oo ah dadka inoogu cilmiga badan macnaha dhabta ah ee Kalmadan Khawaarij u taagan tahay, waana dadka sida dhabta ah u tilmaami kara cida ay yihiin Khawaarij.

Shiikh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa fasiraad kooban ka bixiyay micnaha kalmada Khawaarij iyo asal ahaan halka ay ka soo jeedaan.

“ Kalmada Khawaarij macnaheedu waxaa weeyaan kuwa ka baxay, waxaa loola jeedaa labo sheyba waa ka baxeen, mid waxaa weeyee Diinta oo wax xag Alle ka yimid (SWT), oo la rabay in sida ay ahayd loo qaato ama lagu dhaqmo ayay ka baxeen oo wax kale oo iyagu ay sameysteen ayay ku dhaqmayaan, mida kale waxaa weeye, waxay ku baxeen ummadda ayay ku baxeen, ummadda sharafteedii iyo xormadii la isku lahaa ayay ku baxeen,”.

Sida ku cad sooyaalka iyo taariikhda sugan ee Islaamka Khawaarij” Waa firqo Diimeed ka habowday , waddada toosan ee islaamka, waxayna ka dhashaan Khillaafaadka muslimiinta dhexdooda,”.

Marka la joogo Soomaaliya iyo faraca Khawaarijta ee halkan ka soo ifbaxday waxay ku suntan yihiin firqadii ugu arxanka darneyd ee si wadajir ah u gumaada nooc waliba ay leeyihiin Bulshada muslimiinta ah ee Soomaaliyeed.

“ Sifooyinkaas waa ay badan yihiin, laakiin sifooyinkood axaadiis kala duwan ayaa lagu tilmaamay, waxaa ka mid ah axaadiistaasi “ Dadka Muslimiinta ah ayay laaynayaan, sifooyinka kale waxaa ka mid ah dhalinyaro yar yar ah oo caqligooda kooban yahay marka ficilada ay sameynayaan, ficilo miisaaman ma ahan,” ayuu yiri Shiikh Xasan Jaamici.

Cadeymaha muujinaya in Al-shabaab ay yihiin Khawaarij kullansatay tilmaamihii uu sheegay Nebigeenna Maxamed (NNKH), waxaa ka mid ah beegsiga goobaha Diinta iyo culumada. Haddaba maxay Diinta islaamka ka qabtaa la macaamilka Khawaarijta?, Muxuuse noqonayaa xukunka qofka ogaal ula macaamila Khawaarijta?. Waxaa markale inoo sharxaya Sheikh Xasan Jaamac oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed.

“ Ilaahey qur’aankiisa wuxuu ku yiri, wanaaga, kheyrka iyo samaha isku kaalmeeya, laakiin dambiga ama wixii fal-dambiyeed ka dhalanayo ama cadaabo abuurayo iyo colaad yaa la isku kaalmeyn, ficilkan oo ah dad wax dilaayo sida Khawaarij aad ku kaalmeyso sida Aayadu ay tilmaameyso iyaga ayaad la mid noqoneysaa,”

Culumada Soomaaliyeed bayaan ay soo saareen waxay isku raaceen in ay xaaraan tahay Garsoor u doonashada, taageerida, qarinta qof ka mid ah iyo dhaqaale siinta Khawaarijta.

Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa ku jabay dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobollada dalka sida Hiiraan, Shabeellaha dhexe, Galguduud iyo Mudug, waxaana hadda dhaq-dhaqaaq la doonayo in lagu ciribtiro Khawaarijta ka bilowdeen deegaannada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, halkaas oo deegaanno ka mid ah laga xorreeyay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Heshiiskii Ankara oo Soomaliya u ah guul diblomaasiyadeed (WARBIXIN)

Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey go’aan wadajir ah oo lagu xallinayo khilaafkooda ku saabsanaa doonista Itoobiya oo aan bad…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
December 14, 2024

Doorka warbaahinta qaranka ee gurmadka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye

Muqdisho(SONNA):-Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan oo ay ugu horayso Wakaaladda Wararka ee SONNA,Telefishinka Qaranka, Radio Muqdisho iyo Wargeyska dalka…

MaqaalladaWararka
February 21, 2023

Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)

Soomaaliya ayaa heshay Diyaarado aan duuliyaha laheyn, iyo kuwa Qumaatiga u kaca ee Helicopteriska ah, kuwaasi oo qeyb ka qaadan…

GudahaMaqaalladaWararka
July 18, 2025

Ceeldheer Noloshii ka socotay, Khawaarijtu waxay u rogeen Bur-bur,cidlo iyo cabsi (WARBIXIN)

Degmada Ceeldheer waxay ka mid tahay Dagmooyinka ugu qadiimisan Gobalka Galgaduud waxayna dhacdaa dhinaca waqooyi bari ee gobalka, waxay 18…

GudahaMaqaallada
January 22, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023