Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Aqalka sare ee maanta?
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Aqalka sare ee maanta?
GudahaWararka

Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Aqalka sare ee maanta?

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 11, 2026
2 Min Read
Share

Mqudisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad Senator Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde, ayaa maanta guddoomiyey kalfadhiga 7-aad, kulabkiisa 14-aad, kaas oo agendihiisu ahaa Akhrinta saddexaad ee Hindise-Sharciyeedka Hannaanka Lacag-bixinta Qaranka iyo Dhegeysiga Warbixinta Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee xaaladaha abaaraha dalka.

Ugu horrayn, Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare, Sanatar Ibraahim Awgab Cismaan, ayaa Sanatarrada la wadaagay warbixinta akhrinta saddexaad ee hindise-sharciyeedka hannaanka lacag-bixinta Qaranka.

Guddoomiyuhu wuxuu faah-faahin ka bixiya sida uu guddigu u soo qaabeeyay aragtiyihii iyo talooyinkii ay horay u jeediyeen Sanatarradu. Intaas ka dib, cod ayaa loo qaaday hindise-sharciyeedka, waxaana si aqlabiyad leh ku ansixiyay 28 Sanatar, iyadoo aysan jirin cid diidday ama ka aamusay.

Dhinaca, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa warbixin faahfaahsan ka siiyay Sanatarrada Aqalka Sare xaaladda abaaraha ka jira dalka. Guddoomiyuhu wuxuu xusay in abaaruhu saameyn ballaaran ku yeesheen nolosha bulshada, gaar ahaan deegaanada miyiga ah.

Guddoomiyaha wuxuu xusay in ay jirto baahi degdeg ah oo loo qabo gargaar bani’aadannimo, iyadoo intaas kadib, Sanatarrada qaar ay su’aalo kala duwan ka waydiiyeen xaaladda abaaraha, meelaha ugu daran iyo ka hay’ad ahaan waxa uga diyaarsan xaaladaha degdega ah.

” Joogitaankeyga maanta ku caadi ma ahan, dalkana xaalad caadi ah kuma jiro, waxaan rabaa runtii inaan idin sheego in xaaladda dalka uu ku jiro aad iyo aad ciriiri u tahay, dadkeynii dhibaato qabaan, cimiladii isbedeshay iyo xaalado badan oo jira dhibaato ku qabaan, dad ka badan afar milyan iyo toddobo boqol oo maraya xaalad Abaareed oo aad u adag,”.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xisaab xirka Sanad Maaliyadeedka 2022

Muqdisho(SONNA):-Xilldhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan wada jir ah kaas oo ay shir guddoomisay…

GudahaWararka
January 22, 2024

Xubno katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka ammaanka ee ka howlgalo Baydhabo

Muqdisho(SONNA):-Xuseen Axmed Daahir iyo Xasan Cabdirashiid oo muddo dheer ka tirsanaa Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada ammaanka ee…

GudahaWararka
June 16, 2024

Dowladaha hoose ee Muqdisho iyo Konya oo heshiis kala saxeexday

Muqdisho(SONNA):-Wafdi ka socday Dawladda Hoose ee Muqdisho oo uu hogaaminaayay Guddoomiye K/xigeenka howlaha guud ee Maamulka gobolka Banaadir Faarax Cabdi…

GudahaWararka
June 22, 2021

Soomaaliya iyo ururka sanduuqa horumarinta Caalamiga ah ee OPEC oo heshiis kala saxiixday.

Vienna (SONNA): Wasiirka wasaaradda maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Vienna ee xarunta Wadanka Austria,…

GudahaWararka
June 26, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023