Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta
    April 22, 2026
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Madaxweyne Xasan” Xoolaha dadka ka dhaxeeya ninka xadaya sida Khawaarijta ula dagaallameynaa” (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Madaxweyne Xasan” Xoolaha dadka ka dhaxeeya ninka xadaya sida Khawaarijta ula dagaallameynaa” (Warbixin).
Maqaallada

Madaxweyne Xasan” Xoolaha dadka ka dhaxeeya ninka xadaya sida Khawaarijta ula dagaallameynaa” (Warbixin).

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 3, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Dagaalka xooggan ee lagula jiro Khawaarijta waxaa bar-bar socda dagaal kale oo aan dadka u muuqan, balse Dowladda federaalka xoogga saartay, kaas oo ah sidii ay wax uga qaban lahayd dadka dhaca hantida ummadda Soomaaliyeed.

Kooxda Khawaarijta Al-shabaab, ayaa caadeystay xoolaha ay leeyihiin dadka shacabka ah,kuwaas oo u bixiya magacyo kala duwan si ay u qariyaan boobkooda.

Gamacsatada ayay ka qaadaan lacago baad ah, waxayna sidoo kale ay dhac u geystaan hantida ay haystaan dadka ku nool goobaha fara ku tiriska ah ay joogaan.

Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xoogga saareysa sidii ay wax uga qaban lahayd dadka dhaca u geysta hantida ummadda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladdiisu ay wax badan ka qaban doonto waxa uu ugu yeeray “tuug” iyo “tuug kalkaal”, ee ka dhex jira hay’adaha Dowladda sida uu sheegay.

” Tuug Kalkaal yaan la noqonin, tuugga waa la qabanayaayee ha qarinin,Kan shaqada joogo ee xafiiska tuuganimada ka socoto joogow, adigu haddaadan tuug ahayn sheeg, war meeshan nimaa joogee hala fiiriyo dheh shaqaa laga qabanaa,tuug wuxuu sababayaa inaan daciif ahaano,dhaqaalo yaraan,inaan iska bixin weyno qarashaadka, ciidan inaan qoran-weyno oo aan ku filnaan weyno,macallimiinta inaan mushaar siin weyno, yacni walba oo Dowlad laga rabay,”.

Dadka Soomaaliyeed ayuu madaxweynuhu u sheegay in Shabaabka wax qarxiya iyo kan hantida ummadda dhaca uu si isku mid ah ula dagaallami doono,isagoo ka dalbaday in ay garab ku siiyaan Dowladda.

” Tuuggu Shabaab kama sokeeyo,ehel ma ahan qaraabo ma ahan, ninka tuugga lagu tuhmaayi xeerka hortiisa la geynaa sharciga wuxuu qabanaannaa la marsiinaa,”ayuu yiri madaxweynaha.

Tallaabadan uu qaaday madaxweynaha ee badbaadinta hantida dalka iyo kan ummadda Soomaaliyeed ayaa noqon kara mid guuleysta haddii shacab iyo Dowlad si wadajir ah loo wajaho, iyadoo dad badan arrintan si weyn u soo dhoweeyeen.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Muqdisho 22 Abriil 2026: —Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda…

April 22, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya oo Bilaabaysa Weerarkii 2-aad ee ka dhanka ah Al-Shabaab (WARBIXIN)

Kadib guulo muhiim ah oo laga gaaray Al-Shabaab dabayaaqadii sanadkii 2022-kii, Dowladda Soomaaliya waxay bilowday duulaankii ka dhanka ahaa kooxda…

GudahaMaqaallada
May 31, 2023

Maxay isku qabteen Odayaasha Dhaqanka iyo Horjoogayaasha Khawaarijta ee ku sugan Ceelbuur? (Warbixin)

Muqdisho.(SONNA):- Inta la socotay qeybaha hore ee Barnaamijka " Diiradda", warbaahinta qaranka waxaan ku baahinay in horjoogayaasha Khawaarijta Al-shabaab ee…

Maqaallada
May 11, 2023

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Dunida

Soomaaliya iyo dalalka kale ee dunida ayaa maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda 8-dda Maarso oo ah maalin weyn oo xambaarsan dadaalkii…

GudahaMaqaallada
March 8, 2024

‘Khawaarij Kaba ku Tukade Inta aan ka aqaano ayaa idinkaga filan’ (WARBIXIN)

Maxaa laga og yahay Khawaarij Yuusuf Sheekh Ciise Koba ku tukade? qormadaan waxaa ku eegeynaa Arxanlaawahii dilay xubna ka tirsan…

GudahaMaqaallada
April 23, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023