Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta
    April 22, 2026
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Madaxweyne Xasan Sheekh” Waxaan mar dhow u dabaal-degi doonaa Dalkeenna oo Khawaarij la’aan ah”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Madaxweyne Xasan Sheekh” Waxaan mar dhow u dabaal-degi doonaa Dalkeenna oo Khawaarij la’aan ah”
Maqaallada

Madaxweyne Xasan Sheekh” Waxaan mar dhow u dabaal-degi doonaa Dalkeenna oo Khawaarij la’aan ah”

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 9, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Kooxda Khawaarijta Al-shabaab fikirkooda gurracan ee lagu soo dhex qariyay ka been sheegidda Diinta Islaamka waa mid ku dhisan suurad xumeynta iyo baabi’inta Dal,Diin,duunyo,Dhaqan iyo wax kasta oo baadi sooc u ahaa ummadda Soomaaliyeed, iyagoo beegsi aan xishood lahayn kula dhaqaaqay bur burinta goobaha cibaadada, masaajida, Dugsiyada qur’aanka, goobaha waxbarashada, caafimaadka ceelasha biyaha, waddooyinka halbowlaha u ah Bulshada  iyo wax kasta oo furo u ahaa nolosha.

Dadka sida dhow ula socda bilowga fikirka Al-shabaab iyo halka laga soo raray ayaa sheegay in aragtida fowdada gaaleysiinta,daadinta dhiigga,dhaca hantida dadka iyo sameynta falkasta oo laga argagaxo iyo gabaad ka dhigashada Diinta ay tahay wax ka badan wax ka soo fula maanka horjoogayaasha Soomaalida ee Al-shabaab ka tirsan,kuwaas oo aan si ka fiirsi lahayn u fuliya ficilna u roga hadba waxa ay u yeeriyaan shisheeyaha argagixisada caalamiga ah ee maleeshiyada u jeexa dariiqa ay ku ambadeen ee taga cadaabta.

Markii ay shacabka ku baraarugeenna in argagixisada Al-habaab ka been sheegaan Diinta iyo dhaqanka suuban ee Islaamka oo ay ku banneystaan nafta iyo maalka ummadda Soomaaliyeed mar qura ayay dagaallo abaabulan oo hubeysan kala hortageen,iyagoo garab ka helaya qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga Dalka, waxayna garowsadeen in ay iska shicin karaan kana xoreyn karaan deegaannadooda, taas oo horseeday in goobo badan oo dalka ka mid ah laga saaray Khawaarijta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhowaan dadka Soomaaliyeed u dabaaldegi doonaan maalin weyn oo ku suntan dalkan oo Khawaarij la’aan ah.

” Walaalayaal waad ogtihiin dalku xaalad dagaal ayuu ku jiraa, cadow aan ummaddam jiritaankeeda iyo Diinteeda,Dalkeeda iyo dadkeeda midna aanay waxba ku faleyn ayaa dagaal kula jirnaa,ummadda Soomaaliyeed ayaa kula jirta, ma ahan Dowlad kaliya,shacabkana cadowga waa u muujisay inaanay raali ka ahayn, aanay rabin qasabna ku haysan karin oo ku dul fadhiyi karin, ummadda meel kasta oo joogto waa ay fahmeen, cadowgana maalmihiisii ugu dambeeyay ayuu ku jiraa, waxaa noo soo muuqata maalin weyn oo ah Dalkan oo Shabaab la’aan ah,” ayuu yiri madaxweynaha.

Khawaarijta Al-shabaab ayaa hadda wajahaya culeyskii ugu weynaa ee abid ay la kulmaan, waxaana lagu soo waramayaa in horjoogayasha iyo maleeshiyadood ay go’doon ku yihiin qaar ka mid ah gobollada dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Muqdisho 22 Abriil 2026: —Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda…

April 22, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Nuxurka Qodobada Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee Soomaaliya & Turkiga

Madaxweynaha Turkey Recep Dayyib Erdogan ayaa booqday Muqdisho 25 bishii Janaayo ee sanadkii 2015-kii, si uu u furo mashaariic ay…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
February 28, 2024

Argagaxisada oo laga soo ooday ilihii dhaqaale ee ugu dambeeyay Qeybtii 2-aad (WARBIXIN)

Muqdisho (SONNA)--Guddiga la dagaallanka lacag dhaqidda iyo maalgalinta Argagixisada ayaa go’aano adag oo ka soo baxay waxaa lagu faray shirakadaha,…

GudahaMaqaallada
February 22, 2023

Milgo iyo Maamuus Qaran Macallin Baa leh

Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanadguuradii 49-aad ee maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka…

MaqaalladaWaxbarashada
November 21, 2023

Xoraynta Aadan yabaal waxay halbeeg u tahay guusha laga gaaray dagaalka lagula jiro khawaariijta. (Warbixin).

MUQDISHO-(SONNA)-Dhawaan waxaa deegaannada Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ka bilowday safaro ay gobolada iyo degmooyinka maamulkaas isaga kala gooshayaan madaxda Dowladda Federaalka oo…

GudahaMaqaalladaWararka
December 14, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023