SONNA (MUQDISHO)โ Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan kula qaatay magaaladda Muqdisho danjiraha Dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz.
Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay saameynta abaaraha ku yeelatay bulshada & deegaanka Galmudug iyo sidii Dowladda Turkiga gacan uga geysan laheed dadka iyo duunyada ay saameysay.