Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Cumar Cabdulqaadir oo ka mid noqday garsooreyaasha koobka aduunka ee FIFA
    September 5, 2025
    Xoghayaha Guud ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka oo Shir uga qayb galay Dublin
    September 5, 2025
    Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo qado sharaf u sameeyey wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya
    September 5, 2025
    Wasiir dowlaha wasaaradda tamarta iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Shir uga qayb galay Accra
    September 5, 2025
    Taliyaha Ciidanka Badda oo sagootin u sameeyey Saraakiil u baxday Waxbarasho dalka Dibediisa ah
    September 5, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
    Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray
    August 16, 2025
    Gobolka Florida oo laga hirgalinaayo xarun 2-aad oo lagu hayo soo galootiga
    August 15, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta
    August 30, 2025
    Xogaha Shidaalka Soomaaliya (WARBIXN)
    August 29, 2025
    La yaab yaysan kugu noqon
    August 27, 2025
    MA DOONEYSAA ABAALMARIN GAAREEYSA ILAA $10 MILYAN OO DOLLAR?
    August 23, 2025
    Nooc cusub oo laga helay hubkii laga furtay Shabaabka (WARBIXIN)
    August 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Maareeyaha hay’adda isgaarsiinta Qaranka oo shir caalami ah uga qaybgalay Sucuudiga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Maareeyaha hay’adda isgaarsiinta Qaranka oo shir caalami ah uga qaybgalay Sucuudiga
GudahaWararka

Maareeyaha hay’adda isgaarsiinta Qaranka oo shir caalami ah uga qaybgalay Sucuudiga

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: September 3, 2025
2 Min Read
Share

Riyaad (SONNA): Wafdi ka socda Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud, Mudane Mustafa Yaasin Sheekh, ayaa ka qeyb galay Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-25), taas oo uu soo qabanqaabiyay Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU), waxaana lagu qabtay magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudiga.

Madashan oo socotay saddex maalmood ayaa isu keentay madaxda hay’adaha isgaarsiinta ee caalamka, iyagoo is dhaafsaday waayo-aragnimo iyo habraacyadii ugu dambeeyay ee la xiriira nidaaminta isgaarsiinta iyo tiknoolojiyadda.

Intii uu socday madasha, Mudane Mustafa waxa uu ka qeyb galay dood cilmiyeed heer sare ah oo ay la wadaageen wakiillo ka socday dalalka Sacuudiga, Turkiga, Maraykanka, iyo Koonfur Afrika, taas oo looga hadlayay sidii loo dhisi lahaa mustaqbal dhijitaal oo waara. Dooddu waxay diiradda saartay sida xeerarka iyo nidaamintu u xoojin karaan adkaysiga cimilada iyo hubinta in bulshooyinka si siman u helaan adeegyada dhijitaalka ah.

Hadalkiisa, Mudane Mustafa waxa uu ku muujiyay saddex mudnaan oo waaweyn: in la helo xog lagu kalsoonaan karo oo danta guud ah iyadoo la ilaalinayo asturnaanta; in shabakadaha ay sii shaqeeyaan marka ay jiraan xaalado degdeg ah; iyo in la dhimo kharashaadka si bulshada oo dhan uga faa’iideysato adeegyada dhijitaalka ah. Waxa uu tusaale u soo qaatay sida xogta taleefannada gacanta ee qarsoodiga ah (anonymised mobile data) loogu adeegsaday in lagu taageero gurmadka daadadka Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Cumar Cabdulqaadir oo ka mid noqday garsooreyaasha koobka aduunka ee FIFA

Muqdisho(SONNA):-Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa taariikhda ku galay garsoorihii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo loo…

September 5, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta baadi qabadka

Muqdisho-(SONNA)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta kormeeray Xarunta  Baadi qabadka Dowladda…

Wararka
June 21, 2020

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Daah-furay Adeegga Isku Xirka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Daah-furay hirgelinta Adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka oo suurtagelinaysa in…

GudahaWararka
March 25, 2023

Jaaliyadda iyo safaaradda Soomaaliyeed ee Sudan oo deeq gaarsiiyey dadka reer Sudan ee fatahaaddu saamaysay

Khartuum (SONNA)- Jaaliyada , ardayda iyo safaarada Soomaaliyeed ee dalka Sudan oo iskashanaya ayaa deeq gar-gaar ah gaadhsiiyey in ka…

Wararka
October 20, 2020

Wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga XFS oo shirka (ESCWA) uga qeyb galay dalka Tunisiya

Muqdisho.(SONNA):- Wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee dawlada Federalka mudane Cabdisalaam Shariif Xuseen ayaa dalka Tunisiya uga qayb galay…

GudahaWararka
March 8, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023