Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Tababarka Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka oo lagu soo xiray Dhuusamareeb
    August 14, 2025
    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo shir guddoomiyey kulanka sanadlaha ee Garsoorayaasha Heer Federaal iyo Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud
    August 14, 2025
    Laamaha Amniga Muqdisho oo soo saaray warsaxaafadeed
    August 14, 2025
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qeyb galay munaasabadda shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad
    August 14, 2025
    Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay qodobbo khuseeya horumarka dadka iyo dalka
    August 14, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Ruushka oo cambaareysay qorshaha cusub ee Israel ku qabsaneyso Gaza
    August 8, 2025
    Xildhibaanno ka socda JFS oo booqday xarunta seyniska iyo tiknolojiyadda ee China
    August 1, 2025
    Ergay Mareykan ah oo booqanaya Gaza iyo dad raashin doon ah oo la dilay
    August 1, 2025
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Nooc cusub oo laga helay hubkii laga furtay Shabaabka (WARBIXIN)
    August 11, 2025
    โ€˜Kaarka Aqoonsiga waa dhowrista xogta, ammaanka iyo hufnaanta adeegyada dowladda (FAALLO)
    August 8, 2025
    70 ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Bariire
    August 6, 2025
    Sidee Isbeddelka Cimiladu u Hurinayaa Degganaansho La’aanta Geeska Afrika?
    July 29, 2025
    Soomaaliya iyo saameynta Isbedelka Cimilada
    August 1, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Maamulka Warsheekh oo sheegay in wax laga qaban doono baahiyaha Caafimaad ee halkaa ka jira+ Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Maamulka Warsheekh oo sheegay in wax laga qaban doono baahiyaha Caafimaad ee halkaa ka jira+ Sawirro
Wararka

Maamulka Warsheekh oo sheegay in wax laga qaban doono baahiyaha Caafimaad ee halkaa ka jira+ Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 19, 2019
1 Min Read
Share

Jowhar-(SONNA)-Guddoomiyaha Degmada Warsheekh ee Gobalka Shabeellada dhexe, Xasan Maxamed Axmed oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahiyay shaqooyin kala duwan oo halkaasi ka socda.

Guddoomiyaha ayaa ka hadlay kormeer shaqo oo ay isaga iyo xubno ka tirsan Golaha degaanku ku tageen Isbitaalka guud ee Degmada, kaas oo ay dhismahiisa iska kaashadeen Jaaliyadada ka soo jeedda degaanka iyo Shacabka Warsheekh, iyagoo ku ammaanay sida habsamida leh ee ay shaqada u gudanayaan.

Sidoo kale wuxuu Maamulka Degmada soo Indha-indheeyay Maxkamada iyo xarumaha Ciidanka , si ay ugu kuur galaan howlaha ballaaran ee halkaasi ka socda.

Gudoomiyaha Degmada Warshiikh , Xasan Maxamed Axmed ayaa sheegay in fadhiyada ugu horreeya ee golaha uu yeelanayo looga hadli doono baahiyaha Caafimaad ee ka jira Degmada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Tababarka Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka oo lagu soo xiray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb(SONNA):-Waxaa maanta lagu soo xiray magaalada Dhuusamareeb tababarka Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka Soomaaliya, kaas…

August 14, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Roobab sababay khasaare isugu jira dhimasho & dhaawac oo ka da’ay gobolka Bari

Boosaaso (SONNA):- Inta la xaqiijiyey laba caruur ah ayaa ku dhintay halka ay ku dhaawacmeen saddex kale kaddib markii roobab…

GudahaWararka
November 2, 2023

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaallamaya qaar ka mid ah gobollada dalka

Muqdisho-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha XFS Mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya qaar ka…

GudahaWararka
September 10, 2024

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku soo dhoweeyay taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Uganda

Muqdisho(SONNA):'Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho…

GudahaWararka
May 17, 2025

Wasiirka Isgaarsiinta oo sheegay in ay xukuumaddu ku shaqeyn doonta dhowaan xarunta xisbiga

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknolajiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Soomaali ayaa sheegay in xukuumaddu ay dhowaan toos ugu shaqayn…

GudahaWararka
April 2, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023