Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Kiis lala yaabay oo Maxkamadda Gobolka ka dhacday (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Kiis lala yaabay oo Maxkamadda Gobolka ka dhacday (WARBIXIN)
GudahaMaqaallada

Kiis lala yaabay oo Maxkamadda Gobolka ka dhacday (WARBIXIN)

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 25, 2024
5 Min Read
Share

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo markii labaad loo doortay talada dalka ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqay  in dagaal adag lala galo kooxaha khawaarijta, isla markaana laga ciribtiro gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo loo marayo waddo kasta ee lagula dagaalami karo.

Shaqsiyaad badan ayaa hore loo saaray xayiraad dhaqdhaqaaqa xisaaboodka iyo kuwo lacag Malaayiin doolar ah la saaray Madaxooda, taasi oo wax weyn ka tartay dhaqdhaqaaqooda dhinacyada Maaliyadeed iyo mid Shaqsiyadeedba intaba.

Dadka taxliiliya arrimah ammaanka ayaa qabay in “Golaha Amaanka oo loo gudbiyay warbixin la xiriirta Horjoogayaasha Saameynta ku leh howlgalada kooxda Argagixisada Shababka ay tahay talaabo barbar socota Nidaamka Istraateejiyada dagaalka lagu jiro kooxda Kjawaarijta ah ee Al-shabaab, iyadoo la sheegayo in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay diyaarisay qorshe Ciidaan ahaan awoodooda loo wiiqo iyo Fekir ahaan iyo waliba dhaqaale ahaan”.

“Si la mid ah, shirkadaha keydiya xogta Mareegaha internet-ka ayaa iyaguna leh sharciyo ay kaga hor tagaan Akoonada ay ku qancaan inay yihiin kuwa Argagixiso ama cid kale oo mudan in laga xiro, sidaasi darteed Dowladdu shirkadahaasi ayay soo ogaataa kadibna xiriir la samaysaa, Balse waxaas oo dhan waxaa ka muhiimsan in lacagaha khidmada ee mareegaha loo adeegsado kaarar Bangi, taasoo la sheegay inay noqon karto si dhib oo looga hortago mareegyadaasi”, ayuu yiri Ciise Xasan oo ah Falanqeeye arrimaha Amniga, kaasi oo degan Magaalada Helsinki ee Dalka Finland.

Beryahaan waxaa soo badanayay Dumar badan oo ka soo dhex muuqday Maxkamadaha Dalka, kuwaasi oo loo heysto eedeeymo la xariira la shaqeynta Kooxda Khawarijta ah ee Al-shabaab, taasi oo ay Kooxdu ogaatay inay si sahal ah ugu kala gooshim karaan ama ugu fulin karaan Magaalooyinka, islamarkaana si fudud wax ku kala gudbin kara, sidaasi awgeed ayay u adeegsadaan dhinacyo badan, sida:- keydinta hubka iyo kala gudbintiisa, soo ururinta xogaha, dejinta Guryaha, shirqoolidda IWM, si guud haddaan u dhahno, Haweenka ayaa kooxda Al-Shabaab u adeegsataa keydinta iyo gudbinta hubka iyo walxaha qarxa, iyo gabbaadsiinta Shabakadaha shirqoollada damacsan iyo soo Basaasidda Ragga markaa la doonayo in la dilo iyo kuwa nooc cusub la yimid oo loo adeegsaday inay kooxda Khawaarijta ah u sameeyaan Akoonno Bangi, si loo dhexmarsado lacagaha la kala gudbinayo.

Haddaba dhagaraha Kooxda waxaa u dambeeyay Kiis aad loola yaabay oo dhawaan Xukunno kala duwan ay Maxkamadda Gobolka Banaadir ku ridday Qoys ku Eedeysanaa maalgelinta khawaarijta.

Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa xukuno kala duwan ku ridday Qoys ku eedeysanaa in ay maalgalinayeen kooxaha Khawaarijta, islamarkaana ay dhaqaalo ugu aruurinayeen Akoono ay u sameeyeen.

Xasan Cusmaan Aadan oo Ninkii khatarta galiyay Qoskiisa ayaa lagu xukumay 13 sanno oo xarig ah iyo 20 kun oo dollar.

Faadumo Xasan Cusmaan, Aamina Abdullahi Abanuur iyo Xasana Aweys Khaasim ayaa lagu xukumay min laba sanno oo xarig ah.

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud Dabaan ayaa ku dhawaaqay xukunka.

Adduunka Gaangistarada iyo Raga adag ee la qaban waayo, waxa lagu soo dabaa ama isku soo Dhiibaan ugu dambayn seey caruurtooda u badbaadiyaan, balse Ninkaan maaha Dilaal caqli badan “smart broker” waayo Talo seegtay waa haddii uusan fakerka gurracan ee Khawaarijta Aaminsanayn.

Kiiskaani ayaa ahaa mid kii ugu xumaa ee ka soo muuqda Maxkamadaha Dalka, waxayana Dadka aad wax u taxliiliya ay qabaaan in Nikaani ay u furneyd dhowr arrimood midkood:-

1, Ninka Ragga ah ee damiirkiisu nool yahay ee Geesiga ah, Caruurtiisa iyo Xaasaskiisa baxar ama dhib uma horseedo ama ma galiyo ee naftiisa ayuu u huraa in qoyskiisa badbaadaan.

2, 12 Million$ oo khawaarij ka soo gashay inuu la goosto ayay aheyd ileen waa burcad dhiig miirata ah, taasoo ah hanti ay shacabka Soomaaliyeed markii horeba ka soo dhaceen.

Qoyskaasi inkastoo dulmana u yihiin Ninkaan Aabahood lagu sheegay ee ka faa’ideestay aqoon darradooda dhanka Bangiyada, haddana dambi ayay galeen maadama ay yihiin Dad waaweyn, maskixiyana fiyow aysan laamaha Amniga ku soo wargalin, marka qiil looma heli karo qoyskaasi loo adeegdsaday in la dhexmarsiisto Akoonaddii ay sameeyeen lacago fara badan lagu kala gudubsaday.

Mid ka mid ahaa dadkii dhageystay Dacwada markii ay ka socotay Maxkamadda gobolka Banaadir markii ay ka hadlaysay Gabadhii uu dhalay ayaa tiri:- “ Aabbe ayaa i yiri”, sida ay u sameysay Akoonka, ayaa si la yaab leh ugu dhawaaqay “ Ar Saanna maxay aheyd?”.

By. C/lahi Ruush

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Jubbaland oo Deeq bixiyeyaasha Caalamiga ah kala hadlaya ka hortaga Duufaanta El-Nino

Muqdisho(SONNA):-Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Nairobi…

GudahaWararka
October 16, 2023

Golaha Shacabka oo Akhrinta koowaad marsiiyey Hindise Sharciyeedka macaamilka Danabeysan

Muqdisho-Soomaaliy 03, October, 2025: Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad…

GudahaWararka
November 3, 2025

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐥𝐚𝐟𝐚-𝐠𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐀𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐚𝐬𝐢𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚

Muqdisho(SONNA(: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan gaar ah, oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare ,Mudane…

GudahaWararka
June 1, 2025

Taliyihii hore Ciidanka Xoogga Gen Indha-qarshe oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan heya’addaha amniga

Muqdisho(SONNA):-Taliyihii hore ciidanka xoogga dalka Genaraal Daahir Aadan Cilmi( Indha qarshe) oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa ka hadlay hawlgalada…

GudahaWararka
February 4, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023