Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Jorge Mendes oo hoos u dhigay Messi, isagoo u arka in Ronaldo uu yahay kan ugu fiican taariikhda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Jorge Mendes oo hoos u dhigay Messi, isagoo u arka in Ronaldo uu yahay kan ugu fiican taariikhda
CaalamkaCiyaaraha

Jorge Mendes oo hoos u dhigay Messi, isagoo u arka in Ronaldo uu yahay kan ugu fiican taariikhda

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 16, 2019
2 Min Read
Share

Europe(SONNA)- Jorge Mendes oo ah wakiilka xiddiga kooxda Juventus ee Cristaino Ronaldo ayaa sheegay in hadda kaddib uusan imaan doonin laacib ka fiican kabtanka xulaka qaranka Portugal.

Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystey inuu gaaro goolkiisii ​​700-aad ee xirfadiisa ciyaareed kubadda cagta, inta lagu gudi jiray kulankii ay ku wada ciyaareen xulka qaranka Ukraine ee isreebreebka koobka Euro 2020, inkastoo loogu awood sheegtay xulka Portugal 2-1.

Haddaba Jorge Mendes oo aaminsan in Cristaino Ronaldo uu yahay xiddigiaugu fiican taariikhda kubadda  cagta ayaa wareysi uu ku bixiyay wargeyska Tuttosport ee dalka Talyaaniga wuxuu ku sheegay:

“Rikoorrada Ronaldo been ma sheegaan, rikooradda uu sameynayo Cristaino waa kuwa xad dhaaf ah, tanina waxa ay ka dhigeysaa inuu ku jiro qeybta ugu fiican ee taariikhda kubada cagta, wuxuuna farqi weyn kaga sareeyaa marka loo fiiriyo shaqsiyaadka ku soo xiga”.

Yeelkadeeda, Jorge Mendes oo ka hadlayay koobabka uu kula guuleystay Cristaino Ronaldo xulkiisa Portugal, ayaa wuxuu si maldahan kaga hadlay waayaha ciyaareed Lionel Messi ee xulkiisa qaranka Argantina wuxuuna yiri:

“Xaqiiqdii wuxuu la ciyaaray xulkiisa qaranka Portugal 3 final ah, wuxuuna kula guuleystay labo ka mid ah, wuxuu dhaliyay 700 oo gool, shaki kama qabo inuu dhaafi doono rikoorrka gooldhalineed taariikhiga ah ee Pele, wuxuuna guushaas ku gaari doonaa Juventus”.

“Intaas kaddib 68 gool, lama badna Cristiano Ronaldo, miyeeysan sidaas aheyn? Sidaas darteed anniga ahaan kuma qanacsani in hadda kaddib uu imaan doono xiddig ka fiican Cristaino”.

Waxaa xusid mudan in Cristiano Ronaldo uu kula guuleystay xulkiisa qaranka Portugal koobkii Euro 2016 iyo UEFA Nations League, halka sidoo kale laga badiyay fiinalkii Euro 2004, laakiin taasi bedelkeeda Lionel Messi ayaa  la kulmay guuldaro 3 final uu la gaaray xulkiisa qaranka Argantina.

Image result for Jorge mendes, Ronaldo and Messi 2019

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxwaynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa Ruushka

Mosco-(SONNA)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay kulan  la qaatay Madaxweynaha Ruushka Valadamir Putin, shirkaan is aragga ayaa ahaa…

CaalamkaWararka
October 24, 2019

Qaramada Midoobay oo canbaareysay dilkii madaxweynihii Heyti

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u canbaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii dalka  Haiti  Jovenel  Moise. Golaha ayaa…

Caalamka
July 8, 2021

Mileteriga Israa’iil oo Daanta Galbeed ku dilay 11 ruux

Ugu yaraan 11 falastiiniyiin ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay Daanta Galbeed ee la haysto, iyadoo militariga Israa’iil…

Caalamka
August 28, 2024

Kenya oo ka hortagtay weerar al-Shabaab ay ku qaadeen gobolka Lamu

Ciidamada Difaaca Kenya ayaa warbixin ay soo saareen maanta oo Axad ah ku sheegay in laga hortagay weerar kooxda al-Shabaab…

CaalamkaWararka
January 5, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023