Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo markooda muujiyay dowr walaaltinimo
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo markooda muujiyay dowr walaaltinimo
GudahaSawirroWararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo markooda muujiyay dowr walaaltinimo

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 12, 2020
3 Min Read
Share

Ankara(SONNA) Sanadihii ugu dambeeyay waxaa sii kordhayay is dhexgalka iyo wadanoolaanshaha bulshooyinka Soomaaliyeed iyo kuwo Turkiga ee wadankaasi kunool,kadib markii ay sii korotay tirada Soomaalida kunool dalkaasi,kuwasi oo halkaasi u tagay qaabab kala gedisan sida waxbarasho iyo bulsho deegaan ahaan u jooga.

Tani ayaa muujinaeysa heerka uu gaarsiisanyahay xiriirka ka dhexeeya labada dal Soomaaliya iyo turkiga,waxaana arrin ay ka dambeysay markii Soomaalidu ay dareemeen taageerada walaaltinimo ee dhabta ah oo Turkigu uu la garabtaagan yahay Soomaaliya,laga soo bilaabo sanadkii 2011,gurmadkii abaaraha Dalka ku dhuftay.

Hadaba dadka Soomaaliyeed ee dalkaasi kunool ayaa bilaabay in ay dhankoodi muujiyaan dareen dhab ah oo ka tarjumaya wax wada qabsiga labada bulsho,iyadoo taasi laga duulayo ayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Turkiga qaaday tallaabo si weyn looga hadal hayo dalkaasi, ayna qoreen warbaahinta Turkiga.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga ayaa lacag ay iska soo ururisay ku shubtay Sanduuqa Garab-istaaga Turkiga ee Madaxweynaha dalkaasi Recep Tayyip Erdoğan ku dhawaaqay, kaasoo dadka Turkiga ay ku ururiyeen kaalmeynta howsha ka hortagga cudurka Covid-19.

Lacagta Soomaalid bixisay dhawaan ayaa dhan 110,000 Turkish Liiraha Turkiga ah, una dhiganta 15,000 Dollar, waxayna Soomaalidu muujiyeen inay yihiin Dad abaalka loo galo gudi kara.

Wareejinta deeqda ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxda ka socotay Dawladda Turkiga ee magaalada Istanbul, Madaxda Jaaliyadaha Carabta ee ee Turkiga iyo warbaahin badan oo Turkiga laga leeyahay.

Tallaabada Soomaaldu qaaday ayaa si weyn looga soo dhaweeyay dalkaasi, iyadoo lagu bogaadiyey kaalinta ay qaateen oo jaaliyadaha kale aanay weli sameyn.

Inkastoo ay xiran yihiin guud ahaan ganacsiga , isku socodka gawaarida   iyo waxbarashada  dalka Turkiga, waxaana arintaasi sameyay COVID19  dowladda Turkey ayaa wada dadaalo ay kula tacaleyso bukaanada uu kudhacay cudur Coronavirus.

Waxana socda dadaalo ay wado dowladda  Turkiga ee ku aadan in lafuri doono isku socodka  gadiidka , diyardaha iyo gobaha ganacsiga waxbarashada dalka ,dabayaqaada bisha May hadii ay xaladda dalka Turkiga haatan ka tagaan ay wax iska bedelaan.

Sida ay sheegtay wasaaradda Caafimaadka dalka Turkiga ayaa warbaahinta u xaqiijisay tirada guud ee uu ku dhacay cudurka Coronavirus,

Tirada guud ee uu ku dhacay 139,711 qof

Dhismaha guud 3,841 qof

Bukanada cafimaaday 95,780 qof.

W/Q Wariye Xasan Cumar Baafo

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane…

GudahaWararka
September 8, 2024

War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dib u heshiisiinta koonfur Galbeed Soomaaliya

Baydhabo(SONNA):-Shirka wada-tashiga dib-u-heshiisiinta siyaasaddeed iyo kan bulsheed ee dowlad goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu ku baaqay Gudoomiyaha Golaha Shacabka…

GudahaWararka
February 5, 2023

Wasiirka Dekedaha XFS oo qaabbilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka badda Soomaaliya Mudane Maxamuud Aadan Geesood ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Turkiga ee Jamhuuriyadda Soomaaliya…

GudahaWararka
February 19, 2025

Taliska ciidanka booliska oo soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo soo qabtay “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo haysto falal argagixisanimo oo howlgal lagu soo…

GudahaWararka
April 1, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023