Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo maanta dalka ka billaabanaya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo maanta dalka ka billaabanaya
Wararka

Imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo maanta dalka ka billaabanaya

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 18, 2020
1 Min Read
Share
Muqdisho:(SONNA)-Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka lagu wadaa in si rasmi ah looga ย fariisto imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya kaas oo ay u fariisanayaan in ka badan 34-kun oo arday.

Ammaanka Xarumahaย  imtixaanka lagu galayo ayaa aad loo adkeeyay waxaana la geeyay ciidamo si gaar ah u ilaaliya amniga goobaha, sidoo kale kormeerayaal ka socda wasaaradda waxbarashada iyo iskuulada ayaa la geeyay xarumaha kuwaas oo loogu talogalay inay ilaaliyaan Imtixaanka.

Dowladda Soomaaliya ayaa qaadeysa imtixaanka shahaadiga dugsiyada sare ee dalka sannadkii 6-aad oo xiriir ah kaddib burburkii dowladdii dhexe ee dalka, waxaana sannadkaan wasaaradda waxbarashadu ay ku soo kordhisay imtixaanka dugsiga dhexe oo ay qaaday toddobaadkii hore.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul

Istanbul (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sarreeye Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Doorka culimada ee hagidda iyo hanuuninta dadweynaha!!. Warbixin.

MUQDISHO-(SONNA)-Culumada Soomaaliyeed waligoodba waxa ay ahaayeen kuwa u taagan, hanuunin, wax barista iyo wax u sheegista dadkooda, waxay ahaayeen hooyga…

MaqaalladaWararka
January 25, 2023

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง-๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐ข๐ง tallaabo laga ๐ช๐š๐š๐๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐จ ๐ฆ๐š๐ฌ’๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐š๐-๐ ๐ฎ๐๐›๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š

Muqdisho-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Haweenka Soomaaliyeed ay door muuqda ku leeyihiin…

GudahaWararka
January 15, 2025

Tababare Solskjรฆr oo goolkii uu xalay dhaliyay Marcus Rashford la bar-bardhigay Cristiano Ronaldo

Manchester(SONNA)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjรฆr ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay qaab ciyaareedka ay…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Sii-hayaha Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyey geerida wariye C/qaadir Maxamed Mursal

Mareykanka(SONNA) Alla ha u naxriistee Waxaa dalka Mareykanka ku geeriyooday marxuum wariye C/qaadir Maxamed Mursal oo ahaa rugcadaa Saxaafadeed. Marxuumka…

GudahaWararka
October 1, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023