Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    War-saxaafadeed: Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay falalka lagu dhaawacayo amniga caasimadda
    June 3, 2026
    Wasiirro ka tirsan xukuumadda FS oo u daawasho tagay horyaalka Soomaaliya oo koraya
    June 3, 2026
    Wasiirka cadaaladda oo qaabilay danjiraha Midowga Yurub
    June 3, 2026
    Musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka Koofur Galbeed oo shahaadada qaatay
    June 3, 2026
    Maamulka Gobolka Banaadir oo Asteeyay Goobaha Dibadbaxyada Mucaaradka
    June 3, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Adeegyadii CID oo dib loo bilaabayo maalinta beritu ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Adeegyadii CID oo dib loo bilaabayo maalinta beritu ah
WararkaWargayska

Adeegyadii CID oo dib loo bilaabayo maalinta beritu ah

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 13, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Iyadoo dhawaan dowladda Soomaaliya ay shaacisay in shaqaalaha dowladda ay dib ugu laabtaan shaqooyinkoodi kadib saameyntii Covid-19 ayaa waxaa dib u bilowday inta badan adeegyadii muhiimka ahaa ee bulshadu ay ka heli jireen hay”adaha dowladda.

Adeegyadii CID oo dadweynuhu ay ka heli jireen warqadda dembi la’aanta ayaa lagu wadaa in malinta beritu ah 14-July 2020 dib loo bilaabo,sida uu Wakaaladda SONNA u sheegay afhayeeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Dhame Sadiiq Aadan Cali.

“Waxaa dib loo bilaabayaa adeegii warqadda dembi la’aanta ee (CID maalinta beritu ah oo taariikhdu tahay 14-july 2020,iyadoo la sameeyo habraacyo cusub iyo isbedello kuwaasi oo bulshada u sahlaya in si fudud loogu adeego,loogana taxadaro Covid-19 iyo amniga shacabka,weji xir(Masks ayay dadku soo qaadanayaan,shaqaduna waxaa ay bilaabanaysaa 6:00 aroornimo ilaa 12: Duhurnimo ayayna soconaysaa”.ayuu yiri Afhayeenka ciidanka booliska.

Afhayeeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Dhame Sadiiq Aadan Cali oo u waramayay SONNA ayaa intasi ku daray in tirada dadka maalinkasta laga dhigay 150 qof,halkii hore ka ahaan jirtay 300,taasi oo qeyb ka ah taxadarka bulshada caafimaadkooda.

Dhame Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in dadka qurba joogta ah ay adeegyadaasi ku heli karaan habkii qadka internetka ee(onlike-ka),iyagoo la xiriiraya safaaradaha wadamada ay joogaan,wuxuuna xusay in aan la ogolaan doonin in shaqaalaha dowladda aanay qof soo raacin si loo ilaaliyo musuqa,iyo kala horeynta dadka,iyadoo dadka baahiyaha gaarka ah qaba si gaar ah loogu adeegi doono,looguna tagayo goobohooda.

Howlihii shaqo ee CID ayaa la joojiyay 19kii bishii Marso 2020,sababo laxiriira Covid-19,Warqadda CID laga qaato ayaa khuseysa, Visaha,Baasaboorka,Leysimada iyo qofka shaqo doonka ah.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

War-saxaafadeed: Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay falalka lagu dhaawacayo amniga caasimadda

Muqdisho (SONNA): Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa dhacdadii nasiib-darrada ahayd ee galabta…

June 3, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Haya’adda isgaarsiinta Qarabka oo ka qayb gashay shir ku kulmeen dalalka ku midoobay( EAC)

Jubba(SONNA):-Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa ka qeyb gashay Shirweynaha 30-aad ee Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika (EAC). oo lagu qabtay…

GudahaWararka
June 14, 2025

‘Horjoogoow Soo dir, Ciidankuna waa dilayaan’ (WARBIXN)

Ciidanka Qalabka Sida ayaa jab xooggan khawaarijta ugu geystay jubbada Hoose, waxaase la soo warinayaa In ka badan 80 Khawaarij…

GudahaMaqaallada
July 23, 2024

Guddiga la socodka iyo dib-u-eegista Dastuurka BJFS oo guddoon cusub doortay

Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha guddiga la socodka iyo dib-u-eegista Dastuurka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ayaa loo doortay Xildhibaan Xuseen Iidoow  ka dib doorasho…

GudahaWararka
January 7, 2023

Raashiya :Wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo loo sameeyay xaflad sagootin ah

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo dhameystay socdaal la xiriiray arrimaja bini’aadanimada oo…

Gudaha
January 31, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023