Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Howlgal lagu bur buriyay fariisimo Khawaarijta gambaad u ahaa oo laga sameeyay gobolka Jubbada hoose
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Howlgal lagu bur buriyay fariisimo Khawaarijta gambaad u ahaa oo laga sameeyay gobolka Jubbada hoose
GudahaWararka

Howlgal lagu bur buriyay fariisimo Khawaarijta gambaad u ahaa oo laga sameeyay gobolka Jubbada hoose

By Dahir Aadan Cali
Last updated: October 11, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 5-aad, guutada 16-aad ee ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab oo garab ka helaya ciidanka Daraawiisha Jubbaland ayaa howlgal lagu baacsanaayo haraadiga Khawaarijta Al-shabaab ka sameeyay dhulka howdka ah iyo deegaannada kala ah Aboodin, Buur-bannaan  iyo deeganno kale oo dhammaatood ka mid ah gobolka Jubbada hoose.

Ujeedka howlgalka ayaa ahaa bur-burinta fariisinka argagixisada ee dhulka howdka ah maaddaama argagixisadu gambaad ka dhiganeyso.

Sidoo kale, ciidamadu waxay baaritaano amni xaqiijin ah ka sameeyeen waddooyinka waa weyn ee mara qeyb ka mid ah gobolka Jubbada hoose, sida uu warbaahinta qaranka u sheegay taliye gaashaanle Carab Dheeg Axmed oo hoggaaminayay howlgalka.

Dhinaca kale, howlgalka dhinac cirka ah oo ay fuliyeen saaxiibada caalamiga ah ee Dowladda ka taageeraya dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ayaa lagu bartilmaameedsaday goobo muhiim u ahaa Khawaarijta oo kala ah deegaanka Harboole gaar ahaan goob ay ku shirayeen Kooxda Khawaarijta ah Al-shabaab.

Sidoo.kale, degmooyinka Jilib iyo Bu’aale ayaa lagu duqeeyay goob ay ku shirayeen, waxaana dhammaan howlgaladaas dhanka cirka ah maleeshiyada argagixisada lagu gaarsiiyay Khasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo bur bur hantiyadeed, waxaa kala firxday Khawaarijtii halkaas shacabka ku dhibaateyn jirtay oo qaarkood meydkooda goobta looga cararay.

Khawaarijta Al-shabaab ayaa hadda wajaheysa howlgalka looga jawaabayo gumaadkii iyo handadaaddii ay ku hayeen shacabka Soomaaliyeed muddadii 15ka sanno ahayd ee ay xoogga ku haysteen.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamadda xoogga oo guulo ka gaaray howlgallo ay ka sameeyeen Gobolka Jubbada Hoose.

Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa faah afahin ka bixiyey howlgaladii ay dhawanahan  Ciidamada Dowladda soomaaliya ka fuliyeen deegaano iyo degmooyin…

Wararka
January 20, 2020

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay xubno looga shakiyay argagixiso

Boosaaso.(SONNA)...Ciidamada Puntiland ayaa howlgallo gaar ah oo lagu bartilmaameedsanaayo kooxo looga shakiyay in ay ka tirsan yihiin argagixisada Al-shabaab iyo…

Wararka
March 17, 2020

Booliska Gobolka Banaadir oo soo qabtay rag ku eedeysan burcadnimo

Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Baoliiska saldhigga degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay seddex rag ah oo ku eedeeysan burcadnimo.…

GudahaWararka
April 4, 2023

Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka

Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Ajendaha…

GudahaWararkaWaxbarashada
October 8, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023