Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kormeeray ciidanka XD ee ku sugan duleedka Baydhabo
    May 31, 2026
    WARGELIN: DIIWAAN-GELINTA XOG-DHOWRAYAASHA IYO XOG-ADEEGSADAYAASHA
    May 31, 2026
    Jadwalka imtixaanka  fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay
    May 31, 2026
    Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka
    May 31, 2026
    Horjooge sare Khawaarijta ka tirsan oo howlgal lagu dilay
    May 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Horjoogeyaasha Khawaarijta oo isku Khilaafay inay difaacaan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Horjoogeyaasha Khawaarijta oo isku Khilaafay inay difaacaan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, (Warbixin).
Maqaallada

Horjoogeyaasha Khawaarijta oo isku Khilaafay inay difaacaan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, (Warbixin).

By Abdulkadir
Last updated: April 16, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Ciidamadda xoogga iyo kuwa degaanka kadib gulufka dagaal ay ku qaadeen khawaarijta waxa ay suurta galisay in khawaarijta laga saaro degaanno iyo tuulooyin badan oo ka tirsan gobolada dalka,waxan xiligaan khawaarijtu mareysaa xaalad bur-bur iyo kala carar ah,iyadoo geesiyasha xoogga dalka ay uga dabagalayaan meel walba oo ay isku dayaan in gabaad ka dhigtaan khawaarijta arxanka daran ee Al-Shabaab.

Warar ay heshay warbaahinta qaranka ayaa xaqiijiyay in Maleeshiyada khawaarijta ay ku kala tageen shir ay ku yesheen degmada Ceelbuur kadib markii khilaaf xooggan uu soo kala dhax gale, kulama qarsoodi ah oo ay ku yesheen khawaarijta degmada Ceelbuur oo in mudda ah ay gacanta ku hayeen ayaa uga hadaleen in ay difaacan karaan degmadaasi waxana horjoogayaasha qaar ay soo jeediyeen in aysan la dagaalami karin cududa ciidan ee ku soo wajahan sidaa darteedna ay iyaga oo dagaalamin ay isaga baxaan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

Horjooge Saciid Axmed Gaagaale oo kamid ah horjoogayaasha sameynta ku dhex leh khawaarijta kana soo jeedo Ceelbuur ayaa sheegay in aysan xiligaan aysan ku dagaalami karin degmada Ceelbuur islamarkaana ay la yimadaan xeelad kale horjooge ina dhaqane oo isna kamid ah kooxda aadka ugu dhow Xuseen cali Fiidoow ayaa arintaa ka biya diiday isaga oo sheegay in aysan sax ahay in si fudud ay uga baxaan degmadaasi oo mudda kabadan 10-sana ay gacanta ku hayeen.

Horjooge Daahir Calasow oo isna kamida ah horjoogayaasha aan ka soo jeedin degmada Ceelbuur oo isna shirka ka qebgalay ayaa ku fakir noqday horjoogayaasha qaba in aan lagu dagaalami karin degmada Ceelbuur marka la eego awooda ciidan ee degaankaa ku soo wajahan.

Horjooge Daahir Calasow oo kamid ah horjogayasha sameynta ku leh khawaarijta ayaa degmada Ceelbuur u tagay in ku dhiiri galiyo khawaarijta in sii difaacan karaan Ceelbuur  oo ay ku dagaalami karaan,balsa marka uu xaalada qiimeeyay ayu badalay go’aankiisii  ahaa in khawaarijtu ku dagaalanto degaanka taa oo keentay in uu khilaafka qeb ka noqdo

Marka laga tago hadalada khiyaaliga ee khawaarijta waxaa degmada Ceelbuur ku wajahan geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka kuwaa oo hada kaabiga ku hayo degamada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud,si bulshada degaankaa looga dulqaado kooxda khawaarijta oo mudda dhebaata ku heysay shacabka ku nool degmadaasi.

Muddo dhowr iyo toban sano ah, qeybo ka mid ah dalka waxaa ku habsaday argagixiso sidii Ayaxa beer galay bulshada Soomaaliyeed ka dhigay kuwo ay dileen, kuwo hantidooda ay boobeen iyo kuwo ay badeen cabsi iyo argagax,balse iminka shacabka oo Dowladda kaashanaya waxay go’aansadeen in ay dalkooda ka xoreystaan Khawaarijta si uga nastaan dhibkooda.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kormeeray ciidanka XD ee ku sugan duleedka Baydhabo

Baydhabo,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed Eelaay, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka…

May 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Heerarkii ay soo martay Qabanqaabada iyo qabashada Doorashada Xildhibaanada (Somaliland) ee Aqalka Sare.

MUQDISHO (SONNA)- Dib u habeyntii guddiga Doorashooyinka keddib waxaa soo if-baxay khilaaf xooggan oo u dhexeeyay dhinacyadii Guddiga Doorashooyinka oo…

GudahaMaqaalladaWararka
September 30, 2021

QM oo garab istaag u muujisay Dowladda Soomaaliya (WARBIXIN)

Qaramada Midoobay sida saxda ah waxaa lagu magacaabo "Ururka Qaramada Midoobay", waa urur caalami ah oo ka dhexeeya Dalalka Adduunka, kaasi fadigiisu yahay caasimada New…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
April 11, 2023

Hoggaamiyaha dhabta waa midka u sahmiya dadkiisa goobta ku haboon (WARBIXIN)

Degmada Galhareeri ee Gobolka Galguduud ayay Khawaarijta haatan u tahay xarun weyn oo ay u arkayeen in ay ku amaan…

GudahaMaqaallada
August 19, 2023

Cudur-daar iyo cafis malahan ciddii dhaqaale ku taageerta Khawaarijta (Warbixin).

Muqdisho.(SONNA):- Jiritaanka argagixisada iyo in ay dadka laayaan waxaa laf-dhabar u ahaa dhaqaalaha xooggan oo ay sida baadda ah uga…

Maqaallada
July 4, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023