Hirshabeelle oo Shaacisay qabashada 11 Kursi doorashada golaha shacabka ee JFS

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA)-Guddiga Hirgalinta Maamulka Doorashada ee Dowladda goboleedka Hirshabeelle (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo Galaha Shacabka ah, kuwaas oo dhawaan doorashadooda la qaban doono.

Halkan ka aqriso shaacinta kuraasta.

Dhanka kale Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Gobolada Waqooyi-Somaliland ayaa Shaaciyay odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ah ee soo xulayaa ergada Lix kursi oo ka mid ah golaha Shacabka.

 

 

La wadaag cid kale