Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo bandhigtay hanaanka wadatashiga ee Istaraatiijiyada Jiilka shanaad (5G)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo bandhigtay hanaanka wadatashiga ee Istaraatiijiyada Jiilka shanaad (5G)
GudahaWararka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo bandhigtay hanaanka wadatashiga ee Istaraatiijiyada Jiilka shanaad (5G)

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: September 18, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):– Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta soo bandhigtay wada-tashiga qabyo-qoraalka Istaraatiijiyadda Qaran ee Jiilka Shanaad (National 5G Strategy). Ujeeddada laga leeyahay istataatiijiyadan waa sidii loo carsiyeyn lahaa isgaarsiinta dalka, loolana jaanqaadi lahaa hormarrada caalamku ka sameynayo adeegyada ku dhisan internet-ka.

Qabyo-qoraalka Istaraatiijiyadda 5G ee Qaranka ma ahan oo kaliya qorshe-howleed, balse waa aragti fog oo ka tarjumeysa sida HIQ ay uga go’an tahay inay Soomaaliya u horseeddo horumar ballaaran oo dhinaca isgaarsiinta iyo teknolojiyada ah. Qodobka ugu weyn ee ay istaraatiijiyadani xoogga saareyso waa sidii adeegga 5G loo gaarsiin lahaa dalka oo dhan, si loo xaqiijiyo in internet qiime jaban uu u gaaro dalka oo dhan.

Iyadoo la raacayo awaamiirta Guddiga Maamulka Sare ee HIQ ee la soo baxay 22-kii Sebtembar 2022, istaraatiijiyadani waxay jeexaysaa geeddi-socod gaar ah oo loogu talagalay qoondaynta hirarka 5G iyo ahmiyadda adeegyada kale ee la xiriria 5G, waxaana aarrintaasi qeyb ka ah qalabka ay dadweynuhu u adeegsadaan iyo guud ahaan ballaarinta adeegga 5G.

“Istaraatiijiyadu ma aha oo kaliya qorshe oo keliya, balse waa waa mustaqblkii isgaarsiinta iyo teknoloojiyada ee dalka oo aan rajeyneyno inuu dalkeenu u horseedi doono isbeddel iyo barwaaqo. Waxaan dooneynaa in innagoo mideysan aan abuurno masiirka Soomaaliya ee dhinaca isgaarsiinta,” ayuu yiri Mustafe Yaasiin Sheekh, Maareeyaha Guud HIQ.

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoolajiyadda, Mudane Axmed Cismaan Diiriye, oo ka hadlay xafladda furitaanka waxa uu yiri “Istaraatiijiyadda 5G ee qabyada ah waxay ka tarjumaysaa siyaasadda iyo istaraatiijiyada ICT-da ee 2019-24 ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada si loo horumariyo isgaarsiinta iyo teknoolojiyadda Soomaaliy,” isagoo intaasi ku daray: “Daahfurka wada-tashigan wuxuu ku martiqaadayaa dhammaan daneeyayaasha inay soo gudbiyaan fikradahooda iyo talooyinka ku aaddan istaraatiijiyadan.”

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) oo mabda’eedu yahay yahay inay dhageysato dhammaan dhinacyada ay khuseyso arrintan, waxay ku casumeysaa dadweynaha iyo daneeyayaasha inay soo gudbiyaan aragtidooda ugu dambeyn 2da Nofember, 2023. Dukumentiga wadatashiga waxaad ka heli kartaa mareegta hoose:

https://nca.gov.so/wp-content/uploads/2023/09/National-5G-Strategy-Consultation-Document-18092023-0.1.pdf

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Lataliyaha madaxweynaha ee xakameynta hubka sharci darrada ah oo soo dhaweysay anixisinta Hindiso sharciyeedka hubka

Muqdisho(SONNA):-La-taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xakameynta qul-qulka hubka sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa soo…

GudahaWararka
July 13, 2023

Shirweynaha Dhammeystirka maamulka SSC-Khaatumo oo ka furmay Laascaanood

Muqdisho,(SONNA):- Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa maanta ka gurney Shirwaynaha dhammeysttirka Dowlad Gobolleedka SSC-Khaatumo. Shirweynaha waxaa ka soo…

GudahaWararka
July 13, 2025

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo xabsi daa’in ku xukuntay xubin ka tirsanaa khawaarijta

Baydhabo-(SONNA)-Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ayaa maanta xabsi daa'in ku xukuntay Ibraahim Cusmaan Macallin Abiikar oo ka tirsanaa kooxda khawaarijta ah.…

GudahaWararka
January 2, 2024

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowlad Goboleedka Galmudug oo Dhuusamareeb kulan ku yeeshay

Muqdisho.(SONNA):-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Faarax oo ku sugan xarunta Dowlad-gobolleedka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa…

Wararka
December 16, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023