Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    February 20, 2026
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Halgankii waxbaridda ee madaxweyne xasan weli ma dhamaan(warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Halgankii waxbaridda ee madaxweyne xasan weli ma dhamaan(warbixin)
MaqaalladaWaxbarashada

Halgankii waxbaridda ee madaxweyne xasan weli ma dhamaan(warbixin)

By Abdulkadir
Last updated: March 29, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Burburkii dalka 30 sano hore dadka  Soomaaliyeed waxa ay wajahayeen marxalada kala duwan oo ay ugu horeysay colaad, gaajo iyo tacliin la,aan oo xarumihii ubadka Soomaaliyeed ay wax ku baran jiraan loo badalay dhufeyso ciidan.

Dadka intii wax hayaatay ama heli kartay waa ay ka baxsadeen iyagoo ka cararay carruurtooda,maalkooda iyo naftoodaba,waxaase jiray aqoon yahanno Soomaaliyeed oo dalka ku haray islamarkaana qaatay go’aan ah in ay buuxshan kaalinta dowladii burburtay oo ahayd in ay waxbaran carruurta oo ka badbadshan colaada iyo jahliga.

Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa wuu hormuud u ahaa aqoonyahanada faro ku tiriska ah ee naftooda iyo maalkoodka u huray ubadka Soomaaliyeed,waxana uu dadaal badan ku baxiyay isaga iyo aqoonyahanadii kale dib u hirgalinta waxbarashada oo maanta mareeyso meel wanaagsan,tayo iyo Tira ahaan intabad.

Hayaankii aqoonyahanka soomaaliyeed ee udub dhexaadka u noqday tacliinta sare ee dalka waxaa uu noqday mid guuleystay.

Ku biirista siyaasada aqoonyahanka soomaaliyeed waxaa ay dhabaha u xaartay in ay fursad kale helàan ubadka Soomaaliyeed,2012 wuxuu ahaa sannad kale oo tacliintu guuleystay kadib doorashadii madaxweyne Xasan.
Dowladu waxaa ay durba  billowday barnaamijkeedii ugu horeeyay ee tayeynta waxbarashada waxaana la hirgaliyay  in ardayda danta yar loo abuuro fursado waxbarasho oo xiligaa loogu magacaabi jiray iskuulada aada.

Markii ugu horeysay waxaa dalka loo sameeyay manhaj waxbarasho iyo imtixan Mideysan sidoo kale waxaa la sameeyay Shahaado caddeen u ah tayada ardayga guud ahaan dalka oo dhan,waxaa la garsiiyay adeeg waxbarasho oo lacag la,aan ah.

Dib u doorashadii madaxweyne xasan 2022 dowladu waxa ay sii adkeeysay sare u qaadista waxbashada dalka waxa una  Madaxweynuhu Ra’iisul wasaraha dalka uga dhigay bare sare Xamse Cabdi oo ka mid ahaa tiirarka dib u curashada waxbarasha halka Ray’iisul wasaare Xamsena uu  xushay wasaaradda ugu muhiimsan ee dalka bare sare Faarax Sheekh Cabdulqadir wasiirka Waxbarashada oo halbowle u ahaa tacliinta sare ee dalka.

Hayanka tayeynta waxbarashada dalka maalinba maalinka xiga waxaa laga gaarayay guulo waaweyn sida mideysan aragtida iyo siyaasada waxbarashada dalka taasna waxaa ay ku timid Hoggaaminta wanaagsan ee madaxweyne Xasan Sheekh.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho.SONNA...- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka,…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Prof. Afyare” Dowladda iyo shacabka marka ay is wataan cid kasta way ka adag yihiin”. (Warbixin).

Muqdisho,( SONNA):- Prof. Afyari Cabdi Cilmi oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaalka ka  dhanka ah Khawaarijta…

Maqaallada
June 15, 2023

Cali Geeddi “waxay isku qaldayaan Xasan Sh. iyo Qaranka” (WARBXIN)

Geeddi socodka siyaasadeed ee Soomaaliya waa mid la sii jaangooyay tan iyo 2060-ka, shalay ayaana waxaa magaalada Muqdisho lagu daahfuray…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
November 28, 2023

Sidee dhallinyarada uga feejignaan kartaa saameynta si xun u isticmaalka baraha Bulshada?

Muqdisho.(SONNA):- Shaki kuma jiro in baraha bulshada ay noqdeen qayb weyn oo ka mid ah nolosha casriga ah, horumarka tiknoolajiyadda…

GudahaMaqaalladaWararka
May 29, 2024

Jaamacadda Ummadda iyo Machadka Al Jazeera oo daah-furay laab warbaahineed cusub

Muqdisho(SONNA):- Rektorka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, iyo Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah…

Waxbarashada
September 21, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023