Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Guddoomiyaha golaha aqalka sare iyo xildhibaanno kale oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid marxuum Aadan Maxamed Cali
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Guddoomiyaha golaha aqalka sare iyo xildhibaanno kale oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid marxuum Aadan Maxamed Cali
Wararka

Guddoomiyaha golaha aqalka sare iyo xildhibaanno kale oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid marxuum Aadan Maxamed Cali

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 7, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Prof, Maxamed Cismaan Jawaari, Guddoomiyaha Guddiga arrimaha dibadda iyo xiriirka caalamiga ah ee Golaha Aqalka Sare Senator Prof, Cabdirisaaq Cusmaan Jurile, Guddoomiyaha Guddiga Isgaarsiinta Golaha Shacabka Xildhibaan Khaalid Macow Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka dalka Dr Maxamed Daahir Afrax, Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Mudane Aadan Maxamed Cali iyo mudane Cabdiqaadir Faarax Shire waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tegay iyo dhamaan Ummadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum Maxamuud Cali Axmed oo ahaan jiray Guddoomiyihii xiriirka Guud ee Shaqaalaha Soomaaliyeed oo xalay taariikhdu markay ahayd 06.10.2020 ku geeriyooday Degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiintan ayaa marxuumka Alle uga baryay in uu Janadiisa ka waraabiyo, eheladii, qaraabadii ee uu ka tegay iyo Ummadda Soomaaliyeedna uu samir iyo Iimaan ka siiyo.

Halkan ka akhriso 

 

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo nuqul ka mid warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jabuuti

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa nuqul ka mid ah warqadaha…

GudahaSiyaasaddaWararka
March 28, 2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRRADA MAALIYADDA HEER FEDERAAL IYO HEER DOWLAD-GOBOLEED

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Wasiirka Maaliyadda. Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo…

GanacsigaGudahaSiyaasaddaWararka
January 13, 2023

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Uganda uga qaybgalaya shirka xeer ilaaliyaasha bariga Afrika

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka qeyb galay shir sanadeedka 10-aad ee ururka xeer ilaaliyaasha…

CaalamkaGudaha
February 27, 2023

𝐎𝐥𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫r𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐊𝐮 𝐃𝐡𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐝𝐧𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐨𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐠e𝐛𝐚𝐠e𝐛𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨

Muqdisho.(SONNA):- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa si rasmi ah u soo gabagabeesay…

GudahaWararka
May 3, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023