Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo kormeerey Ceelbiyood laga qodayo Deegaanka Gosol

La wadaag cid kale

SONNA (MUDUG)- Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur iyo Mas’uuliyiin  kale ayaa maanta gaaray Deegaanka Gosol ee Gobolka Mudug.Waxayna kormeereen qodista Ceelbiyoodka Deegaanka Gosol oo ay baahi weyn u qabeen Bulshada.

Waxaan Shacabka Deegaanka Gosol lagula  Dar-daarmay inay ilaalshadaan Ceelka. Waxayna  u balan qaadeen qalabaynta Ceelkaan oo uu xusay in baahi weyn u qabeen bulshada.iyo inay waxbadan u qaban donann oo bulshada waxtar u leh.

La wadaag cid kale