Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka arrimaha guddaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Isu Duwaha QM ee Arrimaha Gargaarka
    July 5, 2025
    Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed
    July 5, 2025
    Norway oo maamulka koofur galbeed Soomaaliya ka caawineysa horumarinta korontada
    July 5, 2025
    Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka oo saaka ka saaray Khawaarijta deegaanka Gumarre
    July 5, 2025
    Wasiir Fiqi oo hambalyeeyey doorka difaaca dalka ee dhalinyaradda Soomaaliyeed
    July 5, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
    Kulan la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda Israel iyo Iran oo ka dhacaya Geneva
    June 20, 2025
    Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran
    June 13, 2025
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda Shiinaha
    July 2, 2025
    Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti
    June 27, 2025
    26-ka juun “Curashadii Maandeeq”
    June 26, 2025
    Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)
    June 14, 2025
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Shirkadda Maraakiibta ganacsiga Djibouti oo ka hawlgalaysa Muqdisho “Sawirro”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ganacsiga > Shirkadda Maraakiibta ganacsiga Djibouti oo ka hawlgalaysa Muqdisho “Sawirro”
GanacsigaWararka

Shirkadda Maraakiibta ganacsiga Djibouti oo ka hawlgalaysa Muqdisho “Sawirro”

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 18, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (ISONNA)-Daahfurka shirakadda maraakiibta ganacsiga Djibouti oo maanta markabkii ugu horeeyey oo shirkaas u rarnaa ku soo xirtay dekada Muqdisho ayaa si toos ah uga hawl bilowday Soomaaliya.

Maxamed Cabdixaliim wakiilka shirkadda oo ka hadlay munaasabad gudaha dekadda Muqdisho lagu qabtay ayaa sheegay in shirkadooda 14-maalin oo keli ah ay kaga keeni doonto xamuulka dalka Turkiga, halka shirakadaha kale safarkoodu uu yahay ugu yeraan 45 cisho.

Farhat Akkat oo ah maamulaha shirkadda Albeyrak ee dekadda Muqdisho maamusha ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan shirkadda cusub ee qaabilsan daabulidda shixnadaha ganacsiga, ee sida tooska ah isugu xireysa Soomaaliya iyo Turkiga.

Sii hayeyaasha Wasiirada ganacsiga, Maaliyadda iyo mas’uuliyiinta rugta ganacsiga oo xafladda ka hadlay ayaa sheegay in ay tani bilow cusub u tahay ganacsiga Soomaaliya iyo dalalka kale, ee Turkigu ka mid yahay, maadaama shirkaddii ugu horeysay oo toos alaabaha ganacsiga uga keeneyso maanta ay suurtagashay.

Sii hayaha Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka badda Maryan Aweys Jaamac ayaa sheegtay inay u mahadcelinayso ganacsatadii suurtagelisay shirkaddan inay dalka ka hawlgasho.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay, wasiiro ka tirsan Xukuumaddii hore, Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda Djibouti ee Soomaaliya iyo xubno kale, kuwaasi oo soo dhaweeyay shirkaddan cusub.

Markabka African Sun ayaa labadii bishan ka soo baxay marsada Istanbul, kaas oo u raran shirkadda laga leeyahay Djibouti, taas oo si toos ah alaabaha ganacsiga uga keeni doonta dalka Turkiga, halka markii hore la soo mari jirey meelo kale oo ay kamid tahay dekadda Dubai.

                     

      

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka arrimaha guddaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Isu Duwaha QM ee Arrimaha Gargaarka

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa xarunta Wasaaradda…

July 5, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku baaqday in la joojiyo dagaallada sokeeye ee ka socda qaybo ka mid ah dalka

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ay dirirtu…

GudahaWararka
April 23, 2024

Ra’aysul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka oo qaatay kaarka diiwaangelinta doorashada

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Labaad Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa booqasho ku tagay degmada Hodan ee…

GudahaWararka
June 25, 2025

Xuska maalinta Kansarka adduunka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 ayaa maanta 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 M𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐭𝐞𝐲 𝐱𝐮𝐬𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐚𝐧𝐬𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚d𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚. Munaasabaddan oo…

GudahaWararka
February 5, 2025

Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyay guddiga maamulka Banggiga Dhexe ee Soomaalia

Muqdisho(SONNA) Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyay xubna lagu biiriyay guddiga sare ee…

Wararka
February 13, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023