Muqdisho-(SONNA)-War-Saxaafadeed kasoo baxay manta Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa waxay Golaha Midowga Musharixiinta ka codsadeen inay keenaan caddaymo muujinaya in Guddigu Xallinta Khilaafaadku hor istaagay in uu qabto dacwado iyo go’aanno uu guddiga gaaray oo aan loo marin habraacii loo dajiyay.
Halkan ka aqriso:-