Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Caddaaladda oo shaacisay xiliga la qabanayo Shirweynaha 1-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed
    November 17, 2025
    Guddiga Madaxa Bannaan ee Dastuur BFS oo kulamo ka yeeshay arrimaha Dastuurka dalka
    November 17, 2025
    Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo war muhiim ah soo saaray
    November 16, 2025
    Arday Soomaaliyeed oo Bandhig dhaqameed kaga qeyb galay Shiinaha
    November 16, 2025
    Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xaqiijisay xadgudub sharci-daro ah oo lagu beegsaday e-TAS
    November 16, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka oo tababar u furay waaxaha maamulka shaqada ee hay’adaha dowladda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka oo tababar u furay waaxaha maamulka shaqada ee hay’adaha dowladda
GudahaWararka

Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka oo tababar u furay waaxaha maamulka shaqada ee hay’adaha dowladda

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 6, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Dowladda Somaaliya, ayaa maanta daahfuray tababar socon doona labo maalin, kaas oo loo qabanayo waaxaha maamulka shaqaalaha ee dhammaan Hay’adaha iyo Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Tababarkan oo ku saabsan arrimaha maamulka iyo mareeynta shaqaalaha iyo fahamka guud ee nidaamka xaadirinta shaqaalaha oo wax laga baddelay.

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Dowladda Mudane, Xasan Abshirow Maxamed oo furay tababarka ayaa sheegay in muhiimadda uu leeyahay tababarkan ay tahay sidii sare loogu qaadi lahaa howlaha maamulka shaqalaha, isla xisaabtanka iyo gudashada waajibaadka shaqaalaha dowladda.

Guddoomiyaha ayaa hoosta ka xariiqay in hay’ad iyo wasaarad walba ay mas’uuliyad ka saaran tahay ilaalinta sharuucda iyo habraacyada shaqa-galka ee dowladda, kaas oo ay mas’uul ugu yihiin waaxaha Shaqada ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda.

Dhanka kale, Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Diiwaan gelinta iyo Tababarrada ee Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Mudan,e Axmed Maxamed Xasan, ayaa sheegay in tababarkan wax badan uu ka tari doono tayeynta waaxaha shaqada ee wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda korna uu u qaadayo khibraddooda, iyadoo la joogeyn doona tababarro noocaan oo kale ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasaaradda Caddaaladda oo shaacisay xiliga la qabanayo Shirweynaha 1-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA)-Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Faysal Aadan Xasan, ayaa warbaahinta u…

November 17, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo laga soo saaray warmurtiyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka, kaas oo caawa laga soo saaray…

GudahaWararka
October 30, 2024

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka golaha shirweynaha caafimaadka aduunka

Geneva (SONNA): Shirka Caafimaadka Adduunka kisii 77-aad oo si rasmi ah uga furmay maanta magalaada Geneva ee dalka Switzerland ayaa…

GudahaWararka
May 27, 2024

Ra’iisal-Wasaare Khayre oo Kulan La qaatay Xoghayaha Maaliyadda Maraykanka

Dooxa-Axad-December/15/2019- (SONNA)- Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya  mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kula kulmay xoghayaha maaliyadda dowladda Mareykanka, Steven…

Wararka
December 15, 2019

Muhaajiriin iyo qaxooti kale oo ku dhintay dooni ku degtay xeebaha Talyaaniga

Ugu yaraan 59 qof oo ay ku jiraan 12 caruur ah ayaa dhintay kadib markii dooni ay la socdeen tahriibayaal…

Caalamka
February 27, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023