Muqdisho (SONNA)-Guddiga maamulka Doorashada (SEIT) ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed ayaa qabashada 11- kursi oo Gollaha Shacabka u soo gudbiyay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal. Kaasi oo la qaban doono todobaadka soo socda.

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…
Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…