Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee Barnaamijka Xusuusta Dunida ee UNESCO oo la Soo Xiray
    June 8, 2026
    Ciidamada ammaanka oo Hotel Elite ee Muqdisho ku soo bandhigay hub kala duwan
    June 8, 2026
    Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah
    June 8, 2026
    Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca
    June 8, 2026
    Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Daah-furay Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya
    June 8, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Edinson Cavani oo go’aankiisa kama dambaysta ah hor dhigay Kooxdiisa Paris Saint-Germain.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Edinson Cavani oo go’aankiisa kama dambaysta ah hor dhigay Kooxdiisa Paris Saint-Germain.
Ciyaaraha

Edinson Cavani oo go’aankiisa kama dambaysta ah hor dhigay Kooxdiisa Paris Saint-Germain.

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
2 Min Read
Share

Paris(SONNA)-Weeraryahanka kooxda kubadda cagta PSG ee Edinson Roberto Cavani ayaa lagu soo waramayaa inuu ku jiro maalmihiisii ugu dambeeyay ee kooxda ka dhisan cariga Faransiiska sabab la xiriirta inuu isaguba doonayo u dhaqaaqisa koox kale oo xiiso u muujineysay dhawaanahan.

Sida warbixinta lagu sheegay Edinson Cavani ayaa maraya heerkii ugu dambeeyay ee uu kaga dhaqaaqi karo kooxdiisa Paris Saint-Germain xagaagan, maadaama uu codsaday in loo ogalaado inuu isaga tagi karo Kooxda suuqa bisha Janaayo.

Agaasimaha isboortiga kooxda Paris Saint-Germain ee Leonardo ayaa shaaca ka qaaday in waaya-aragga weerarka ka ciyaara uu kooxda u soo gudbiyay go’aankiisa kama dambeysta ah, isagoo intaa ku daray in kooxda uu agaasimaha u yahay ee PSG ay iska diiday dalab uga yimid Atletico Madrid.

Xiddiga heerka caalami ee dalka Uruguay ayaa muddo dheer la la xiriirinayay inuu ka tagayo kooxda haysata Ligue 1, isla markaana uu u dhaqaaqi doona Caasimadda Spain si uu ugu biiro Kooxda Atletico Madrid.

Weeraryahanka ku dhashay halka la yiraahdo Salto oo dhacda carriga Uruguay ayaa la dhibtoonayay dhaawac tan iyo bilawgii xilli ciyaareedkan, isagoo helay fursado yar oo uu ku matali karo Kooxda PSG, waxaana haatan uu diyaar u yahay inuu soo afjaro waayihiisa horyaalka Faransiiska, kaddib lix sano iyo bar uu joogay garoonka Parc de Princes.

Edinson Roberto Cavani Gómez oo PSG kaga soo biiray Kooxda reer Talyaani ee Napoli sanadkii 2013-kii ayaa Paris Saint-Germain u saftay kulamo gaaraya 195 ciyaarood, waxa uuna u dhaliyay 136 gool, xilli uu haatan si rasmi ah u doonayo inuu soo afjaro mustaqbalkiisa Kooxda reer France ee PSG.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee Barnaamijka Xusuusta Dunida ee UNESCO oo la Soo Xiray

Muqdisho,(SONNA);- Aqoon isweydaarsigan oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda UNESCO, iyadoo kaashanaysa Barnaamijka JFIT ee ay…

June 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Macallinka kooxda Heegan Mahad Meykon oo ka hadlay rajada ay ka qabaan sanadkan ku guuleysiga horyaalka Somali Premier League.

Muqdisho(SONNA)- Macallinka hoggaamiya kooxda kubadda cagta Heegan ee Mahad Maxamed Xaaji ayaa ka hadlay rajada uu ka qabo hanashada horyaalka…

CiyaarahaGudahaWararka
January 21, 2020

Chelsea oo diyaar u ah inay dalab ka gudbiso bisha Janaayo Weeraryahan ka tirsan kooxda AC Milan haddii…

London(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay dalab rasmi ah ka gudbiso weeraryahan ka…

CaalamkaCiyaaraha
October 26, 2019

Muqdisho City Club oo guul ay ka gaartay Kooxda Dekedda ku daah furatay tartanka General Daa’uud

Muqdisho(SONNA)-Kooxaha murqo weynta dalka ee Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa galabta kulan xiiso badan ku wada ciyaaray garoonka Eng…

Ciyaaraha
October 26, 2019

Carruur Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigay ciyaaraha Golfka ee lagu qabtay Dalka Mareykanka

USA-(SONNA)- Maxamed Cabdirashiid Ibraahim, Salma C/rashiid  iyo Sihaam oo Walaalo ah ayaa wacdaro ka dhigay  Ciyaaraha  Golfka ee lagu qabtay…

CiyaarahaWararkaWargayska
August 31, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023