Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa shaqaalaha la wareegi lahaa saadaasha iyo ka digista musiibooyinka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa shaqaalaha la wareegi lahaa saadaasha iyo ka digista musiibooyinka
Wararka

Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa shaqaalaha la wareegi lahaa saadaasha iyo ka digista musiibooyinka

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 8, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho:(SONNA0-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareyn musiibooyinka DFS ayaa manta tababar
u furtay shaqaale iyo qubaro loogu tala galay in ay ka shaqeeyaan xarumaha bixiya digniinta musiibooyinka ee heer Federal iyo heer Dowlad gobaleed.

Tababarka oo ay bixinayaan qubaro ku taqasustay maareynta musiibooyinka ayaa
waxaa ka qeyb galaya oo ka faa’iideysana qubarada loogu tala galay in ay sii
tababaraan shaqaalaha ka shaqeyn doona xarumaha ka diga Halis-wadareedyada ee
heer Dowlad Gobaleed iyo heer Dowladda Federal-ka ah.

Ilaa 20 ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda iyo la taliyaasha ayaa ka faa’iideysana
casharrada tababarkan oo socon doona muddo seddex cisho
Tababarista shaqaalaha ayaa qeyb ka ahayd heshiis seddex geesood ahaa oo
dhawaan ay kala saxiixdeen Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka
DFS, Barnaamijka cuntada u qaabilsan qm ee WFP iyo hey’adda sacuudiga laga
leeyahay ee King-Salmaan Foundation.

Heshiiskan  ayaa dhigayay in dhammaan Dowlada Gobaleedyadad dalka  iyo
Maamulka Gobalka Banaadir loo sameeyo xarumo sii faaqida halis-wadareedyada,
isla markaasina  bixiya digniinaha ka hor inta aanay qatartu soodhawaan.

Sameynta xarumaha ka sii digo qataraha ayaa door muuqda  ka cayaari doonaan in
la xakameeyo qasaaraha ka dhasha musiibooyinka soo noq noqda ee dalka ka
dhaca sida abaaraha, fatahaadaha iyo duufaannada.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka xukuumadda
soomaaliya ayaa furay tabarka isagoo sheegay iyo abuurista iyo kobcinta xarumaha
ka sii diga halis-wadareedyada ay u sahleyso DFS in ay awood u yeelato in ay ka
jwaabto, yareyso isla markaana maareyso Musiibooyinka

“Waa guul kale oo ay gaartay Dowladda Soomaaliya taas oo horseedi doonta in
xarunta ka sii digta musiibooyinka ay howl gasho ka hor inta aanay dhammaan
Juun, in Dowladda Soomaaliya ay la soo wareegto nidaamka digniinaha
musiibooyinka oo hadda ku jira gacmo hey’ado ajnabi ah ay tahay arrin sii
xoojineysa madax-bannaanida Soomaaliya mana la sii sugi karo in nidaamkaasi ka
sii maqnaado gacanta Dowladda Soomaaliya.” Ayuu yiri Xamsa Saciid Xamsa,
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Deegaanka XFS oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne…

GudahaWararka
May 6, 2024

War Saxaafadeed: Bilowgii Xukuumaddu waxay u soo jeedisay mucaaradka in ay mudaharaadkooda ku qabsadaan Eng Yariisow Stadiyoom.

Muqdisho, 03 Maarso 2021: Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya iyada oo tixgelinaysa geeddi socodka dimuqraadiyada, qabsoomidda doorashooyinka qaranka iyo ilaalinta heshiisyadii…

Wararka
March 3, 2021

Waxgaradka Gaalkacyo oo isku raacay in la taageero kacdoonka ka dhanka ah Khawaarijta

Muqdisho.(SONNA):- Kulan ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayay waxgaradka iyo Bulshada magaaladaas ku go’aamiyeen in ahmiyadda koowaad…

GudahaWararka
January 28, 2023

Ra’iisul wasaare Xamse oo safar shaqo ku joogay Kenya ayaa dalka dib ugu soo laabtay

Nairobi-(SONNA)-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya…

GudahaWararka
May 11, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023