Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Doorka culimada ee hagidda iyo hanuuninta dadweynaha!!. Warbixin.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Doorka culimada ee hagidda iyo hanuuninta dadweynaha!!. Warbixin.
MaqaalladaWararka

Doorka culimada ee hagidda iyo hanuuninta dadweynaha!!. Warbixin.

By Bile
Last updated: January 25, 2023
4 Min Read
Share

MUQDISHO-(SONNA)-Culumada Soomaaliyeed waligoodba waxa ay ahaayeen kuwa u taagan, hanuunin, wax barista iyo wax u sheegista dadkooda, waxay ahaayeen hooyga kaliya ee logu soo hirto mararka ay bulshdu ay gasho xaalado qalafsan oo karaamadooda wax yeeli karta, isla markaana ay garan waayaan hannaankii ay uga bixi lahaayeen mugdiga kaga jiray hawl la xiriirta nolasha waana kuwa mar kasta ka xoreyn jiray jahliga iyo gumaysiga. Iwm.

Taariikhda inta la xusuusan yahay kaalin mug leh ayay buslshada Soomaaliyeed uga jireen Culumadu, Bal fiiri waagii gobanimo doonka iyo gumaysi la dirirka waxaa bulshada gar wadeen iyo hagayaal toosan u ahaa culumadii Soomaaliyeed ee xilligaas noolaa, iyaga oo u kala tilmaamaya waxa bulshada laga doonayo iyo kaalamaha laga rabo in ay ka geestaan waqtiyada culayska ba’an uu ku yimaado umadda intooda badan.

Sidoo kale cululumada waxay ahaayeen kuwa u kala garsoora markay ay is qabtaan oo ay wax kala gaarto, isla markaana dadku ay iimaanka ku qabaan, si ay u dhan yihiina u qaata wixii ay culumadooda guddoomiyaan.

Culumada ayaa ahaa kuwa dadka isu xalaaleeya oo isu guuriya ka dib markii ay lamaanayaasha soo wada heshiiyaan, iyaga ayaa marka isku dhac yimaada ka shaqeeyn jiray islaaxintooda iyo sii waarista wada jirkooda qoysaska Soomaaliyeed ee shaydaanku soo kala dhex galay.

Culumadu waxay inta badan ka shaqeeyn jireen samaha maadaama ay yihiin indheer garadka iyo waxgaradka bulshada, midnimada iyo wada jirkooda, waxay xoogga saari jireen heshiisiinta qabaa’ilka xurguftu kala gaartay ee gacan ka hadalku uu dhex maray.

Haseyeeshee Qarnigii la soo dhaafay dabayaaqadiisii waxaa bulshada Soomaaliyeed ay u muuqdeen waqtiyadaasi kuwa ka go’doonsan bulshooyinka caalamka intiisa badan kama jirin culumo Soomaaliyeed, kala qaybsanaanta maanta gudahooda ka muuqata, sababtuna waxay tahay Soomaalida oo looga soo duulay wadamada kale ee Carabta si loo meel mariyo qaar ka mid ah culumadooda madaahiibta dunida kale ee islaamka ka jirtay ee aan laga aqoon dalkeen, taas oo keentay maanta kala qaybsanaanta culumadeenii midaysnayd kala qoqobka ka muuqda maanta, ka dib markii qaar ka mid ah ay u baqooleen qaar ka mid wadamada Carabta oo loo soo xambaariyey madaahib aan dalkeena laga aqoon.

Nasiib wanaag dadkeena oo ah dad firfircoon oo jecel Diintooda iyo madahabkooda shaaficiga ah oo ay ku kalsoon yihiin waa la qaadsiin waayey madaahibtii qaarijiga ahayd ee laga soo waariday dalalka carabta intooda badan, lnkasta oo in yar oo bulshada ka mid ah la liqsiiyey suntaas argagaxisida maanta abuurtay iyaga oo ku andacoonaya in islaamkii aan haysan jirnay tan iyo markii uu nabiga noolaa NNKH ku tilmaamay Diin aan dhamaystirnayn oo bidca ah, loona baahan yahay in dadku ay mar kale qaataan isla diintii oo la soo cusboonaysiiyey.

Waxaan filayaa in maanta bulshada Soomaaliyeed u kala cadaadeen waxaas la sheegayo ayna u diyaarsan yihiin inay ilaashadaan Diintooda, iyaga oo aan laga dhaadhicin karin Diin cusub iyo mid duqoowday oo aan la jaan qaadi karin Soomaalida maanta, isla markaana Diintu ay tahay mid kaliya ee Bulsho isku hayn karta.

Taasna waxaa ka shaqaynaya maanta culumada wax garanaysa ee Soomaaliyeed, ee aan rabin in ay ku iibsadaan Diintooda xaniifka ah xogaa sandareerto ah oo Adduunyo ku mood ah, mana dhici doonto mar kale in laga raali noqdo danaystayaal ku soo duulaan diinteena Muqadaska ah ee aan ku soo caano maalnay.

Haddaba waxaa looga fadhiyaa Culumada ku shirsan Caasimadda inay cod mideysan uga soo horjeestaan Khawaarijta ku soo duushay Diinta, Dalka iyo Dadka intaba. iyagoo banneestay Dhiigga Culumada iyo Caamada loogana haajiray baytkii Alle ee lagu Cinaadeysan jiray.

KHAWAARIIJ WAA KHEYR LAAWEYAAL EE YAAN LOO KALA HARIN!!

TAGGED:DOORKA CULUMADA EE HAGIDDA IYO HANUUNINTA DADWAYNAHA!!. Warbixin.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha Mareykanka oo Riyaadh kula kulmay dhiggiisa dalka Suuriya 

Riyaadh(SONNA):- Madaxweynaha Dalka Mareykanka Mudane Donald Trump ayaa magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Sacuudiga kula kulmay dhiggiisa dalka Suuriya, Axmed Sharac,…

GudahaWararka
May 14, 2025

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka oo qaabilay danjiraha ururka iskaashiga Islaamka

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Soomalia u fadhiya ururka…

GudahaWararka
August 28, 2023

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

New York-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula…

GudahaWararka
September 24, 2024

Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa shaqaalaha la wareegi lahaa saadaasha iyo ka digista musiibooyinka

Muqdisho:(SONNA0-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareyn musiibooyinka DFS ayaa manta tababar u furtay shaqaale iyo qubaro loogu tala galay in ay ka…

Wararka
June 8, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023