Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika
    December 19, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshadda iyo wacyigelinta gobolka Banaadir oo kormeeray ololaha nadaafada xeebta Liido
    December 19, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Masโ€™uuliyiin Turki ah
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Doorka culimada ee hagidda iyo hanuuninta dadweynaha!!. Warbixin.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Doorka culimada ee hagidda iyo hanuuninta dadweynaha!!. Warbixin.
MaqaalladaWararka

Doorka culimada ee hagidda iyo hanuuninta dadweynaha!!. Warbixin.

By Bile
Last updated: January 25, 2023
4 Min Read
Share

MUQDISHO-(SONNA)-Culumada Soomaaliyeed waligoodba waxa ay ahaayeen kuwa u taagan, hanuunin, wax barista iyo wax u sheegista dadkooda, waxay ahaayeen hooyga kaliya ee logu soo hirto mararka ay bulshdu ay gasho xaalado qalafsan oo karaamadooda wax yeeli karta, isla markaana ay garan waayaan hannaankii ay uga bixi lahaayeen mugdiga kaga jiray hawl la xiriirta nolasha waana kuwa mar kasta ka xoreyn jiray jahliga iyo gumaysiga. Iwm.

Taariikhda inta la xusuusan yahay kaalin mug leh ayay buslshada Soomaaliyeed uga jireen Culumadu, Bal fiiri waagii gobanimo doonka iyo gumaysi la dirirka waxaa bulshada gar wadeen iyo hagayaal toosan u ahaa culumadii Soomaaliyeed ee xilligaas noolaa, iyaga oo u kala tilmaamaya waxa bulshada laga doonayo iyo kaalamaha laga rabo in ay ka geestaan waqtiyada culayska baโ€™an uu ku yimaado umadda intooda badan.

Sidoo kale cululumada waxay ahaayeen kuwa u kala garsoora markay ay is qabtaan oo ay wax kala gaarto, isla markaana dadku ay iimaanka ku qabaan, si ay u dhan yihiina u qaata wixii ay culumadooda guddoomiyaan.

Culumada ayaa ahaa kuwa dadka isu xalaaleeya oo isu guuriya ka dib markii ay lamaanayaasha soo wada heshiiyaan, iyaga ayaa marka isku dhac yimaada ka shaqeeyn jiray islaaxintooda iyo sii waarista wada jirkooda qoysaska Soomaaliyeed ee shaydaanku soo kala dhex galay.

Culumadu waxay inta badan ka shaqeeyn jireen samaha maadaama ay yihiin indheer garadka iyo waxgaradka bulshada, midnimada iyo wada jirkooda, waxay xoogga saari jireen heshiisiinta qabaaโ€™ilka xurguftu kala gaartay ee gacan ka hadalku uu dhex maray.

Haseyeeshee Qarnigii la soo dhaafay dabayaaqadiisii waxaa bulshada Soomaaliyeed ay u muuqdeen waqtiyadaasi kuwa ka goโ€™doonsan bulshooyinka caalamka intiisa badan kama jirin culumo Soomaaliyeed, kala qaybsanaanta maanta gudahooda ka muuqata, sababtuna waxay tahay Soomaalida oo looga soo duulay wadamada kale ee Carabta si loo meel mariyo qaar ka mid ah culumadooda madaahiibta dunida kale ee islaamka ka jirtay ee aan laga aqoon dalkeen, taas oo keentay maanta kala qaybsanaanta culumadeenii midaysnayd kala qoqobka ka muuqda maanta, ka dib markii qaar ka mid ah ay u baqooleen qaar ka mid wadamada Carabta oo loo soo xambaariyey madaahib aan dalkeena laga aqoon.

Nasiib wanaag dadkeena oo ah dad firfircoon oo jecel Diintooda iyo madahabkooda shaaficiga ah oo ay ku kalsoon yihiin waa la qaadsiin waayey madaahibtii qaarijiga ahayd ee laga soo waariday dalalka carabta intooda badan, lnkasta oo in yar oo bulshada ka mid ah la liqsiiyey suntaas argagaxisida maanta abuurtay iyaga oo ku andacoonaya in islaamkii aan haysan jirnay tan iyo markii uu nabiga noolaa NNKH ku tilmaamay Diin aan dhamaystirnayn oo bidca ah, loona baahan yahay in dadku ay mar kale qaataan isla diintii oo la soo cusboonaysiiyey.

Waxaan filayaa in maanta bulshada Soomaaliyeed u kala cadaadeen waxaas la sheegayo ayna u diyaarsan yihiin inay ilaashadaan Diintooda, iyaga oo aan laga dhaadhicin karin Diin cusub iyo mid duqoowday oo aan la jaan qaadi karin Soomaalida maanta, isla markaana Diintu ay tahay mid kaliya ee Bulsho isku hayn karta.

Taasna waxaa ka shaqaynaya maanta culumada wax garanaysa ee Soomaaliyeed, ee aan rabin in ay ku iibsadaan Diintooda xaniifka ah xogaa sandareerto ah oo Adduunyo ku mood ah, mana dhici doonto mar kale in laga raali noqdo danaystayaal ku soo duulaan diinteena Muqadaska ah ee aan ku soo caano maalnay.

Haddaba waxaa looga fadhiyaa Culumada ku shirsan Caasimadda inay cod mideysan uga soo horjeestaan Khawaarijta ku soo duushay Diinta, Dalka iyo Dadka intaba. iyagoo banneestay Dhiigga Culumada iyo Caamada loogana haajiray baytkii Alle ee lagu Cinaadeysan jiray.

KHAWAARIIJ WAA KHEYR LAAWEYAAL EE YAAN LOO KALA HARIN!!

TAGGED:DOORKA CULUMADA EE HAGIDDA IYO HANUUNINTA DADWAYNAHA!!. Warbixin.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya

Muqdisho(SONNA):- shirka Isbahaysiga Baarlamaanka Bariga Afrika ee Amniga Cuntada iyo Nafaqada oo maalmihii lasoo dhaafay…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

R/Wasaaraha Japan Shinzo Abe ย oo manta isu casilaya xanuun dartii

Ra'iisul wasaaraha Japan Shinzo Abe oo muddo sanado ah la ildarnaa xanuun soo waajahay ayaa lagu wadaa in uu manta…

Wararka
August 28, 2020

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada XFS oo tabbar ufuray Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda.+Sawiro

Muqdisho(SONNA):-Wasiirkaย  Wasaaradda Maaliyada Xfs ayaa maanta ufuray tababbar Qeybaha kala duwan ee Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda tababarkan oo ku saabsanaa Falaqeeynta…

GudahaWararka
May 24, 2021

Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo warbixin ka dhageystay Guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo โ€œSAWIRROโ€

Muqdishoโ€ฆSONNAโ€ฆGuddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ayaa Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble u soo gudbiyay Warbixinta…

GudahaWararka
July 21, 2021

Madaxweynaha Galmudug oo xarigga ka jaray saladhiga booliska degaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud

Galmudug(SONNA):-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta xarigga ka jaray Saladhiga degaanka Huursheย  ee gobolka…

GudahaWararka
February 13, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023