Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: DHAGEYSO:-Warbixin ka hadlaysa wax ka bedelka iyo dib u Eegista Dastuurka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > DHAGEYSO:-Warbixin ka hadlaysa wax ka bedelka iyo dib u Eegista Dastuurka
GudahaWararka

DHAGEYSO:-Warbixin ka hadlaysa wax ka bedelka iyo dib u Eegista Dastuurka

By shiine Shiine
Last updated: March 28, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay ka doodista Arrrimaha la xiriirah Dastuurka ku meel gaarka ah JFS 12-kii bishii Febaraayo ee Sanadkan 2024 Wax-ka bedelka Dib u Eegista  Dastuurka Afarta  Cutub Ee ugu horeysa si ay u fahmaan shacabka Soomaaliyeed qodobada wax ka bedelka lagu semeyay iyo kuwa wax lagu soo kordhiyay Ee kujira cutubyada hore Dastuurka.

Cutubka koobaad ee Dastuurka ayaa waxaa uu ka kooban yahay ilaa Sagaal Qodob si la mid ah sidii u ahaa asalka Dastuurka,waxaana Toosi lagu Sameyay dhammaan qododbada iyo 21 farqadood,sidoo kale waxaa lagu soo kordhiyay Sagaal Faradood oo aan ku jiri asalka Dastuurka,iyadoo la-tiray labo farqadoodo ka mid ah Dastuurka.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Warbixin Dhameystiran Oo ku Saabsan Dib u Eegista iyo Wax ka bedelka Dastuurka Si Aad Wax Uga Fahanto Dastuurka horyaala Labada Aqal Ee Baarlamaanka JFS oo ay doodisa socoto.

https://sonna.so/so/wp-content/uploads/2024/03/GK1u3Bm5GP_Iin4FAPyJZir3GmJFbmdjAAAF.mp4
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Israel oo duqeysay goobo ay deggan yihiin dadka rayidka ah ee Gaza

24-kii saac ee la soo dhaafay diyaaradaha dagaalka ee Israa'iil ayaa madaafiic  waxay ku garaaceen dadka rayidka ah ee ku…

Caalamka
June 27, 2024

Wafdi ka socda Hay’adda Qaxootiga adduunka UNCHR oo gaaray magaalada Beledweyne

Muqdisho.(SONNA):- Wakiilka Soomaaliyaa ee hay’adda qaxootiga Aadduunka ee UNCHR iyo ergaga gaarka ee uqaabilsan Afrika ayaa gaaray magaalada  Beledweyne kadib…

Wararka
February 4, 2020

Madaxweyne Qoor Qoor oo si weyn loogu soo dhoweeyay Baydhabo

Baydhabo,(SONNA):- Madaxweynaha dowladda gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee  dowladda…

GudahaWararka
March 15, 2023

Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga Qaranka oo shir caalami ah uga qeyb gashay Kenya

Nairobi-(SONNA)-Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Marwo, Safiyo Xasan Maxamed magaalada Nairobi uga qeyb gashay shir caalami ah oo ku…

GudahaWararka
February 6, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023