Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidamada Xaq-u-dirirka Deegaanka oo jab culus gaarsiiyay Khawaarijta
    January 11, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa dalka Masar
    January 11, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: DF oo xoojisay dagaalka masuq-maasuqa 3-bilood ee ugu dambeysay (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > DF oo xoojisay dagaalka masuq-maasuqa 3-bilood ee ugu dambeysay (Warbixin)
Maqaallada

DF oo xoojisay dagaalka masuq-maasuqa 3-bilood ee ugu dambeysay (Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 16, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan sheekh Maxamuud, wuxuu bishan April ee sanadkan ku dhawaaqay dagaal ballaaran oo looga soo horjeedo masuq-maasuqa,isaga oo sheegay inuu khatar ku yahay horumarka Dalka iyo dadka.

” Ogaada walaalayaal, dadka Soomaaliyeedow meel kasta oo aad joogtaan war tuug ehel ma ahan oo qaraabo ma ahan oo saaxiib ma ahan oo isku haleyn ma galyo, qaraabeysiga aan ka dhaafno, saaxiibtinimada iyo ka xishoodka aan ka dhaafno,hadaad tuugga ka xishooneysid kan la dhacayna maxaad u sameyneysaa, lacagta ay Dowladda u baahan tahay dadka Soomaaliyeed adeegooda ay gacantooda ku jirtaa in Dowladda lagu kaalmeeyo lagu garab istaago adigana muwaadin ahaan waajib kugu ah inaad bixiso, Dowladda waxaa waajib ku ah in lacagtaas ku dhicinย  gacan qaldan”,.

Laamaha ammaanka ayaa markiiba yagoo fulinaya amarka madaxda qaranka waxay ku dhaqaaqeen baaritaan iyo in sharciga la horkeenno shaqsiyaadka lagu eedeynayo falalka masuq-maasuqa.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo door-weyn ku leh ololaha lagula dagaallamayo falalka masuq-maasuqaq ayaa soo bandhigay liis ay ku qornaayeen ilaa 18-eedeysane oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda.

” Baaris qoto dheer oo ay sameeyeen hay’adaha baarista iyo xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ka dib, wuxuu xafiiska u gudbiyay maxkamadda gobolka Banaadir eedda 18-eedeysane oo loo haysto masuq-maasuq, been abuur document, lunsasho iyo leexsasho xatooyo xoolo dadweyne, ka faa’ideysi xafiis Dowladeed, dayacaad iyo gudasho la’aan waajibaadkii sharci ee saarnaa, eedeyaanayaasha la eedeeyay ayaa isugu jira sagaal eedeysane oo xiran iyo 9 eedeysane oo maqane ah.

Soomaaliya oo ah dal ka soo kabanaya dagaal sokeeye iyo bur bur ayaa Dowladdu waxay diiradda saartay in la helo daah-furnaan iyo nidaam maaliyadeed ee dalka si loo gaaro hadafka ay ka mid yihiin Deyn-cafinta iyo in Soomaaliya gaarto isku tasho dhaqaale.

Madaxweynah oo sharaxaad ka bixinaya waxyewlada masuq-maasuq ayaa dhanka kale, caddeeyay in eedeysanayaasha caddaalad ku filan.

” Waa naga go’an tahay ninkii hantida dadweynaha dhacaayo xadaayo in sharciga la horkeenno wixii sharciga iyo qaanuunka qabana la marsiiyo, la dulmin-maayo, waana sheegay hadda ka hor war ha cararin ha dhuumanin haddaadan waxba isku ogeyn oo waxba xadin,haddaadan tuug ahayn oo waxba haleyn, caddaalad-darana inaan qofna lagu qabanina waa waajib kale oo na saaran intaas ayaana garsoorka iyo aniga ka wada hadalnay waana ku kalsoonay garsoorka maanta jooga dulmi inuusan sameyneynin,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxaa sidoo kale, dhibaatada masuq-maasuqa sharxay Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhankiisa sheegay in masuqa uu yahay aafo mugdi gelisay horumarka Soomaaliya.

” Masuq-maasuqa ( Corruption) marka laga hadlo waxa kaliya u yaqaanaan in qofka Dowladda joogaa ama xukunka jooga wax masuq maasuqo, ma oga inuu guriga ka soo bilowdo masuq-maasuqa, ma oga in iskuulka ka jiro masuq-maasuqa, ma oga inuu jaamacadda ka jiro masuq maasuqa,dukaanka inuu ka jiro masuq-maasuq, masuq-maasuq Soomaaliya waa mehradeedii,mushaakilka ay ka imaaneyso inuu hoos yahay ma oga, haddaan rabno marka inaan Dowladda iska saxno waa inaan qofka soo saxno, qaa inaan qoyska ama Bulshada soo saxno, intaas oo la isku soo daray ayaa Dowlad dhasha,”

Durba waxaa muuqda miraha dagaalka ka dhanka ah masuq-maasuqa sida ku cad warbixin Dowladdu ay ka soo saartay dakhiga ka soo xarooday Dal ku galka iyo warqadda ruqsad-siinta shaqaalaha ajaaniibta ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidamada Xaq-u-dirirka Deegaanka oo jab culus gaarsiiyay Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):--Ciidamada Xaq-u-dirirka deegaanka ee Macawisleyda ee Gobolka Hiiraan, ayaa fuliyay howlgal ballaaran oo si weyn…

January 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

‘Xarunta Tubsan waa Habka La-dagaalanka Argagaxisada ee Bulshada oo dhan’ (WARBIXIN)

In ka badan 15 sano oo ay al-Shabaab la dagaalamayeen, hoggaamiyayaasha Soomaalidu waxay ogaadeen in aan looga adkaan karin kooxda…

GudahaMaqaallada
July 6, 2024

Isticmaalka baraha bulshada iyo saameynta ay ku leedahay dhallinyarada

SONNA-Horumarka tiknoolajiyadda Casriga ah ayaa noqday mid cid waliba ay heli karto,in kasta dhibaato ay leeyihiin,haddana waa seef laba af…

GudahaMaqaalladaWararka
March 3, 2023

Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)

Cudurka Kaduudiye ama Kaduudshe (Af Ingiriis : Chikungunya, Af Carabi : arโ€Ž) waa xanuun uu keeno fayruska Chikungunya, qofka uu…

GudahaMaqaalladaWararka
July 25, 2025

Ha fududeysan Diigniinahan ku aadan El-Nino (WARBIXIN)

Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka daโ€™aan dalkeenna, si gaar ah goobaha laga cabsi qabo waxaa…

GudahaMaqaallada
October 10, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023