Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliye Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gaaray Baydhabo
    May 13, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kampala kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Sacuudiga
    May 13, 2026
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Danjire Cawaale Kullane oo ka qeyb galay shirka ” Madasha Hab-maamulka Caalamiga ah ee Xuquuqul insaanka”,
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Danjire Cawaale Kullane oo ka qeyb galay shirka ” Madasha Hab-maamulka Caalamiga ah ee Xuquuqul insaanka”,
GudahaWararka

Danjire Cawaale Kullane oo ka qeyb galay shirka ” Madasha Hab-maamulka Caalamiga ah ee Xuquuqul insaanka”,

By Dahir Aadan Cali
Last updated: June 14, 2023
2 Min Read
Share

Beijing, (SONNA):- Safiirka safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa ayaa maanta magaalada Beijing uga qeyb galay shirka “Madasha Hab-maamulka Caalamiga ee xuquuqul insaanka.

Shirka waxaa isugu yimid, Diblomaasiyiin, mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, khubaro iyo aqoonyahanno ka kala socday daafaha caalamka, waxaanna si weyn looga hadlay arrimaha xuquuqul insaanka ee caalamiga ah.

Madasha oo ay si wadajir ah u martigaliyeen Wasaaradda arrimaha dibbada ee dalka Shiinaha iyo Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Dalkaas ayaa lagu xusay  “TheVienna Declaration” baaqii Vienna, waxaana sido kale lagu lafaguray sidii lagu wanaajin lahaa Hab-maamulka Caalamiga ee xuquuqul insaanka, iyada oo halku-dhigeedu yahay “Sinaanta, iskaashiga, iyo horumarka.

Intii ay madashu socotay, Danjire Kullane ayaa si fir-fircoon uga qayb qaatay furitaanka Madasha, Danjiruhu waxa uu muujiyay sida ay uga go’an tahay in la hormariyo Hab-maamulka xuquuqul insaanka caalamiga, ayada oo la tixgelinayo sinnaan, iskaashi, iyo horumar.

Sidoo kale, qosobada kale, ee diiradda la saaray waxaa ka mid ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga caalamiga ee ku aadan arrimaha xuquuqul-insaanka, iyo sidii loo sii xoojin lahaa Hab-maamulka Caalamiga ee xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, iyo wax ka qabashada caqabadaha guud ee ku aaddan xuquuqul insaanka waqtigan casriga Digitaal-ka ah .

Ka qaybgalayaashu waxay is waydaarsadeen fikrado iyo aragtiyo kala duwan , waxayna soo gudbiyeen talooyin lagu kobcinayo iskaashiga iyo horumarinta Hab-maamulka Caalamiga ee xuquuqul insaanka.

Ugu dambeyntii, Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa Madashau ku tilmaamey in ay tahay mid curisay fursad wanaagsan oo si baahsan looga doodday sidii loo horumarin lahaa Hab-maamulka Caalamiga ee xuquuqul insaanka, wuxuuna u mahad celiyey wasaaradda arrimaha dibbada ee dalka Shiinaha iyo Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Dalka Shiinaha martiqaadka iyo qabashada madasha qiimaha badan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliye Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gaaray Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Galmudug oo heshiisiisay beelo ku dagaalamay Galgaduud

Xeraale Wasaarada arrimaha gudaha, federalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo ku soo gabagabeysay deegaanka Balihowd oo hoos taga degmada…

GudahaWararka
December 5, 2023

Hay’adda SoDMA oo muqdisho ku qabatay shir looga hadlayo ka jawaabidda khatarta El Niño

Muqdisho-(SONNA)-Hay'adda Mareeynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa muqdisho ku qabatay shir looga hadalyo isku-duwidda hoowlaha ka jawaabidda khatarta El Niño.…

GudahaWararka
November 1, 2023

Guddiga Doorashooyinka qaranka oo la kulmay Guddi Hoosaadka Arrimaha Gudaha Maamulada Gobolada dalka

Muqdisho:(SONNA)-Guddiga Hoosaadka Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa la kulmay Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ).…

Wararka
June 18, 2020

Wasiirka Amniga Guddaha oo tababbar u soo xiray qaar ka mid ah ciidanka Booliiska

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka wasaaradda Amniga guddaha xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdillaahi sheekh Ismaaciil( Fartaag )ayaa maanta tababbar ugu soo xiray qaar ka…

GudahaWararka
August 31, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023