Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
Wararka

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

By Abdulkadir
Last updated: May 29, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kadib howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku guda jira baacsiga Khawaarijta firxadka ah ayaa lagu soo qabtay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta Al-Shabab, iyagoo maleeshiyaadkii la socdayna goobtaasi lagu laayay.

Cutubyo ka tirsan qeybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka wada inta u dhexeysa Galcad iyo Massagawaa ee gobolka Galgaduud  ayaa xalay saq dhexe hawlgal ay ka fuliyeen deegaanka lagu magacaabo, (Baraakta Sheeikh Caamir) waxaa ay ku soo qabteen  Muqtaar Maxamad Maxamuud, magaca afgarashadiisuna tahay  Aw Maxamuud, oo ahaa horjoogihii  sirdoonka Gobolka Galgaduud ugu qaabilsanaa Khawaarijta iyo Caseyr Maxamad Maxamuud (Ayatullah) oo isna u qaabilsanaa Khawaarijta lacagta baadda ah oo  ay ka qaadaan shacabka.

Cismaan Cabdullaahi oo ka tirsan guutadii fulisay howlgalkaasi ayaa Wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyay in ilaadadii la socotay horjoogayaashaasi  ilaa 8 xubnood oo kamid ah goobtaasi lagu dilay, xili ay ku guda jireen dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed.

Ciidamada howlgalkaasi sameeyey ayaa ka soo bilaabay Gobolka Shabeelada Dhexe, iyagoo ku tagay safar dhanka dhulka ah ilaa Gobolka Galgaduud deegaannada Galcad,Massaggawaa iyo Cowsweyne, halkaasi oo xalay hawlgalkaasi lagu soo qabtay horjoogayaasha Khawaarijta.

Saraakiisha ciidamada ayaa ka codsaday shacabka in ay kala shaqeeyaan xogaha ku saabsan Khawaarijta, si guud ahaan looga xoreeyeyo deegaannada ay shacabka ku dhibaataynayaan,iyagoo si gaar ah dhalinyarada ugu baaqay in kaalintooda ay ka qaataan dagaalka lagula jiro cadowga.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay James Swan

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha…

GudahaWararka
January 25, 2026

Taliyaha Booliska oo Safaaradda Maraykanka kala wareegay gaadiid ay ku taageertay

Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed sarreeye guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa safiir ku xigeenka safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya Mr.…

GudahaWararka
July 9, 2025

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo gabagabeysay Tababar Ku Saabsan Dhimirka

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Caafimaadka ayaa soo gabagabeysay tababar socday muddo 5 maalmood ah oo loo qabtay ardayda layli caafimaad( internship) qeybta psychiatric.…

GudahaWararka
December 4, 2024

Dowladda Oo Ballaarineysa Hannaaka Bulshada Looga Baarayo Xanuunka COVID-19 “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan…

Wararka
May 7, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023