Taliyaha guutada 5-aad qeybta 27-aad G/le Sare Maxamuud Xasan Ibraahim (Baakaay) oo lahadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in jab la gaarsiiyay ka dib markii laga dilay 11- ka mid maleeyshiyadi burcada aheeyd ee caadeeystay dhaca dadka rayadka ah
Degaanka ay ciidanka xoogga dalka ku dileen maleeshaadka al-shabaab ayaa lagu magacaabaa buurweyn oo udhexeeya degmooyinka Buul-burde iyo Jalalaqsi.