Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo la kulmay Marwo Qurat-ul-Ain Sadozai
    May 24, 2026
    Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Amniga Gudaha oo Dib-u-Eegis ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradda
    May 24, 2026
    Dowladda oo si KMG ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK-to-Board)
    May 24, 2026
    Horjooge katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka
    May 24, 2026
    Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha oo Ka Qeyb Galay Gabagabada Shirka Madrid Dialogue
    May 24, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan Ceeldheer oo dardaaran adag la siiyay (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan Ceeldheer oo dardaaran adag la siiyay (Warbixin)
Maqaallada

Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan Ceeldheer oo dardaaran adag la siiyay (Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: June 19, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Mas’uuliyiin ka socda ciidamada Qalabka sida qeybta Galmudug ayaa gaaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, waxaanna hoggaaminayay xeer ilaaliyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Galmudug Cabdullaahi Maxamed Muuse Keyse.

Saraakiisha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee ciidamada,iyagoo halkaas warbaahinta kula hadlay, waxayna kula dardaarmeen in ay ilaaliyaan amniga, anshaxa iyo nabad galyada guud goobaha ay ka xoreeyeen kooxda Khawaarijta Al-shabaab.

Taliyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Amar dul dhigay ciidamada howlgallada ku jira ee sii baacsanaya Khawaarijta Al-shabaab.

Gaashaanle sare Cabdullaahi Muuse ayaa ciidamada u balan qaaday inuu kala shaqeynayo sidii ay ku heli lahaayeen baahiyadooda dhanka ciidanka kuna dhiira geliyay in ay sii wadaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

” Maanta waxaa idin hortaagan maxkamadda ciidamada qalabka sida, waxay idin kugu timid saddex maaddo, mar in ay idinla howlgasho,mar dambiyada ciidamada dhexdooda geliyaan xabad ha noqoto, dil ha noqoto ama dhaawaca in ay idinka la hadasho, marna badbaadada shacabka in ay idin lala hadasho, shacabka aan u soo hiilinay inaan badbaadino guryahooda la furan,” ayuu yiri taliyaha.

Taliyaha ayaa sidoo kale, ciidamada kula dardaarmay in ay xoogga saaraann sidii loo badbaadin lahaa nafta iyo hantida muwaadinka Soomaaliyeed oo ay u soo dhaarteen, taas oo suurta gelineysa in wada shaqeyn dhow yeeshaan shacabka iyo ciidamada, xooggana la isugu geeyo ciribtirka Khawaarijta.

Sidoo kale, waxaa warbaahinta la hadlay Gaashaanle Saahid Jaamac Faarax, taliyaha guutada 17-aad kumaandooska Gor Gor ayaa adkeeyay amarka taliyaha, isagoo tilmaamay inaan la arki karin askari xabad ku dhex ridaya magaalada dhexdeeda.

” Xabadda bilaa micno darada loo ridayo, waad ogtihiin, ma ogolaan doono in xabad lagu soo iibiyay canshuur laga qaaday hooyo suuqa caano ku iibineysa bilaa micno daro loogu rido magaalada dhexdeeda,”.

Howlgallada ka dhanka ah kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa si dar dar ah kaga socda bariga gobolka Galgaduud, halkaas oo ciidamada xoogga Dalka iyo dadka deegaanka dhaq dhaqaaq xooggan ka wadaan.

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo la kulmay Marwo Qurat-ul-Ain Sadozai

Muqdisho,(SONNA):- Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf ayaa xarunta Dhexe…

May 24, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maalinta Warbaahinta Soomaaliya ee 21-ka Janaayo (Warbixin)

Warbaahinta,waa muraayad laga  daawado  taariiikhda soo jireenka ah iyo horumarka dal kasta uu ka gaaray dhinacyada waxbarashada,tiknalojiyadda iyo guud ahaan waxqabadka…

MaqaalladaWararka
April 5, 2021

Neef gowracan geedo kama waabto (warbixin)

Muqdisho (SONNA) Kooxda khawaarijta Al-shabaab ayaa hada xaladoodu mareeysaa heer gaba qabo ah iyadoona geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka…

MaqaalladaWararka
January 22, 2023

Ciidamada Xoogga Dalka oo Khaarijiyay Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta ( Warbixin).

Muqdisho, (SONNA):- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwooda sida gaarka ah u tababaran ee DANAB, ayaa muddooyinkii u dambeeyay waxay howlgallo…

Maqaallada
June 12, 2023

Argagaxisada oo laga soo ooday ilihii dhaqaale ee ugu dambeeyay Qeybtii 2-aad (WARBIXIN)

Muqdisho (SONNA)--Guddiga la dagaallanka lacag dhaqidda iyo maalgalinta Argagixisada ayaa go’aano adag oo ka soo baxay waxaa lagu faray shirakadaha,…

GudahaMaqaallada
February 22, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023