Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo Farriin Garab-istaag ah u dirtay Dowladda Pakistan
    May 25, 2026
    Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska ee Gobolka Banaadir oo ka hadlay fowdadii galabta ka dhacday Muqdisho
    May 25, 2026
    Caasimaddii Amni-Darrada oo Maanta ka Nabdoon Washington D.C. (Faallo)
    May 25, 2026
    Bannaanbax lagu taageerayo amniga caasimadda oo ka socda Muqdisho
    May 25, 2026
    Madaxweynaha JFS oo la kulmay Abwaanada Soomaaliyeed
    May 25, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Caasimaddii Amni-Darrada oo Maanta ka Nabdoon Washington D.C. (Faallo)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Caasimaddii Amni-Darrada oo Maanta ka Nabdoon Washington D.C. (Faallo)
GudahaWararka

Caasimaddii Amni-Darrada oo Maanta ka Nabdoon Washington D.C. (Faallo)

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: May 25, 2026
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Isbeddel weyn oo dhanka nabadgelyada ah ayaa ka muuqda caasimadda dalkeenna hooyo ee Muqdisho, iyadoo warbixintan aan ku muujinayno in magaaladu ay maanta ka ammaan badantahay caasimado waaweyn oo caalamka caan ka ah, sida magaalada Washington D.C. iyo New York oo lanaduba dalka Mareykanka ah, iyo kuwo kale oo muddo loo aqoonsanaa meelaha ugu nabadgelyada badan adduunka.

Guushaan taariikhiga ah ee ay ku tillaabsatay caasimadda Soomaaliya kuma imaan si dabiici ah iyo nasiib oo kaliya, balse waxay ku timid dadaal, juhdi, naf iyo maal badan oo ay dawladdu gelisay.

Dawladda Soomaaliya ayaa hawlgalisay khubaro dhanka amniga ah, iyadoo fulisay qorshayaal istiraatiijiyadeed oo lagu sugayo nabadgelyada gobolka.

Iskaashiga Shacabka iyo Dawladda

Muddo dheer Muqdisho waxay safka hore kaga jirtay goobaha ugu ammaan-darran caalamka, laakiin maanta waxay isu beddeshay mid ka mid ah goobaha ugu xasilloon.

Isbeddelkaan xawaaraha ku socda ayaa salka ku haya iskaashiga dhow ee dhexmaray shacabka iyo dawladda, kuwaas oo garowsaday inay leeyihiin hal cadow oo caqabad ku ah noloshooda, meelna uga soo wada jeestay. Maadaama dal waliba ammiinkiisu uu ku xiranyahay caasimaddiisa, guusha Muqdisho waxay ka dhigantahay guud ahaan guusha Soomaaliya.

Tiirarka loo Tiiriyey Horumarka Amniga Hoggaan-ka amniga dalka iyo hay’adaha kala duwan ee nabadgelyada ayaa ammaan weyn ku leh isbeddelka ka dhashay caasimadda. Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha amniga, qodobada ugu waaweyn ee isbeddelka keenay waxaa ka mid ah:

Ciidanka Dharcad, Hawlgalinta ciidamo dharcad ah oo si dhow u dhexqaada bulshada, una soo gudbiya xogaha khatarta ah.

Farsamada Casriga ah: Hirgelinta kaamirooyinka amniga ee CCTV-ga oo laga hirgeliyey waddooyinka waaweyn, taas oo ay si xirfad leh uga shaqaysay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA).Xoojinta Sharciga: Ansixinta iyo dhaqangelinta sharciga Hay’adda Sirdoonka (NISA) iyo ku dhaqanka sharciga dalka.Wadashaqaynta Hay’adaha: Iskaashiga joogtada ah ee ka dhexeya guud ahaan hay’adaha amaanka dalka, gaar ahaan ciidanka Booliska, oo noqotay mid si labalaab ah u xaqiijisay nabadgelyada magaalada.

Ugu dambayn, nabadgelyada caasimaddu waxay gaartay heer qofka muwaaddinka ah ee ku nool Muqdisho aanu maanta maskaxdiisa ku mashquulin fikir amni-darro. Dadka reer Muqdisho waxay maanta waqtigooda iyo caqligooda iskugu geeyaan raadista nolol maalmeedka iyo horumarka dhaqaale, maadaama diinta Islaamku ay amniga ka dhigtay waxa ugu muhiimsan ee nolosha aadanaha.

=============================

Waxa Qoray Agasimaha Warfaafinta iyo xidhiidhka Dadweynaha Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Mohamed Abdi Osman Faradheere

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo Farriin Garab-istaag ah u dirtay Dowladda Pakistan

Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag…

May 25, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Caddaalladda: wax aan daddaal ugu jiraa sidii ay caddaallad u heli lahaayeen dhalinyaradda ku xiran Sucuudiga

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya oo daddaal ugu jirta sidii ay u heli lahaayeen caddaallad dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Sucuudiga,xiriiro iyo…

GudahaWararka
March 14, 2025

Wasiirka Kalluumeysiga oo Shiinaha kala hadlay cusbooneysiinta Is-afgaradka Kalluumeysiga ee kala dhexeeya dalkaas.

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo shalay xafiiskiisa ku qaabilay…

GudahaWararka
August 7, 2023

Granit Xhaka oo raali galin u diray taageerayaasha kooxda Arsenal, kaddib dhacdada kulankii Crystal Palace

London(SONNA)-Kabtanka kooxda Arsenal ee Granit Xhaka ayaa boggiisa rasmiga ah ee Twitter-ka ku soo qoray fariin raali galin ah, kaddib…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Dowladda Maraykan oo soo dhawaysay go’aankii Madaxwaynaha JFS Iyo Golaha shacabka

Muqdisho,(SONNA)-Dowladda Maraykan oo soo dhawaysay go'aankii Madaxwaynaha JFS Iyo Golaha shacabka kaas oo salka ku haya heshiiskii 17 September ayaa…

Gudaha
May 1, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023