Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Bile Muxiyadiin” Khawaarijtu waxay iga dishay Hooyadeey,Aabaheey iyo Walaalkeey”, ( Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Bile Muxiyadiin” Khawaarijtu waxay iga dishay Hooyadeey,Aabaheey iyo Walaalkeey”, ( Warbixin)
Maqaallada

Bile Muxiyadiin” Khawaarijtu waxay iga dishay Hooyadeey,Aabaheey iyo Walaalkeey”, ( Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: August 14, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNNA):- Bile Muxudiin Maxamuud, waa 20-sanno jir labadiisa waalid ay dileen Khawaarijta,.labo sanno ka hor ayuu ciildartiis u qortay ciidanka, qorigana u qaatay Khawaarijta ka dib markii ay dileen hooyadiis, Aabihiis iyo walaalkiis.

” Waxaa igu kalifay inaan ciidanka qorto sababo la xiriira Khawaarijta dartood inaan la diriro, maaddaama hore ay ii dhibaateeyeen, mana doonayo in ummad Kale oo Soomaaliyeed dhibaateeyaan sidaas darteed ayaa u qortay,”.

Bile ayaa si qoto dheer kaga hadlay dhibaatada ay u geysteen Khawaarijta, wuxuuna sheegay in aysan wax u yareysan oo dhammaan qoyskiisa ay dhibaateeyeen.

” Waxba iima yareysan hooyadey waa dileen, Aabahey waa dileen iyo wiil Ila dhashay,horta wixii aniga igu dhacay waa igu dhaceen, balse waxaa go’aansaday inaan la dilin wiil dambe Soomaaliyeed, aabe iyo hooyo dambe oo Soomaaliyeed,” ayuu yiri Bile oo la hadlayay warbaahinta Qaranka.

2017, xilli galab ah, degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa gaadmo ku idlay Bile Aabihii Alle ha u naxariistee Muxudiin Maxamuud Abooreyste oo ka mid ahaa Booliska Soomaaliya.

Sidoo kale, Bishii November, 2018, Qarax ay argagixisadu ka geysatay Kaawo-godeey Isla degmada Kaaraan ayuu Bile ku waayay hooyadii Alle ha u naxariistee oo halkaas gamacsi ku lahayd iyo walaalkii Maxamed Muxudiin Abooreyste oo booqasho ugu yimid hooyadii, waxayna ku naf waayeen qaraxii Khawaarijtu ay soo maleegtay.

Bile, markii ay Al-shabaab ka dileen hooyadii, Aabihii iyo walaalkii dhowr dagaal oo uu Khawaarijtu uga hortegay wuxuu sheegay inuu hooyadii, Aabihii ito walaalkii ugu aarguday Khawaarijta, wilina wuxuu doonayaa inuu shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada ka soo gaartay falalka guracan ee aragaguxisadu ugu aargudo.

” Hadda waxaan filaa inaan u aaray, haddana inaan u sii aaraa rejeynaa, 2-sanno iyo wax la jiro ayaa ciidan ahay, waxaan u dhaartay ummadda Soomaaliyeed,”.

Bile,ayaa fariin u diray dhallinyarada asaagiisa ah in xilligan la joogo waqtigii qof kasta ka aargudan lahaa Khawaarijta Al-shabaab.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Muxuu yahay Howlgalka Cusub ee Dowladdu ku dhawaaqday (Warbixin).

Muqdisho.(SONNA):- Abaabul xooggan oo ay sameysay Dowladda Soomaaliya, ciidamada Xoogga iyo shacabkaba waxay ku guuleysteen in ay soo gabagabeeyaan wejiga…

Maqaallada
May 30, 2023

Nuxurka Qodobada Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee Soomaaliya & Turkiga

Madaxweynaha Turkey Recep Dayyib Erdogan ayaa booqday Muqdisho 25 bishii Janaayo ee sanadkii 2015-kii, si uu u furo mashaariic ay…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
February 28, 2024

26-ka juun “Curashadii Maandeeq”

26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed…

GudahaMaqaallada
June 26, 2023

Yaa wiiqay awooddii kooxda khawaariijta

Muqdisho(SONNA):-Yaa wiiqay awooddii kooxda khawaariijta Kooxda arxanka iyo naxariista daran ee khawaariijta kana been sheegata diinta Islaamka waxay ummada Soomaaliyeed…

MaqaalladaWararka
March 10, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023