Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Danab oo horjooge iyo maleeshiyaad Khawaarij ah ku khaarajisay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe
    May 13, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda
    May 13, 2026
    Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo Baydhabo kulan kula yeeshay hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed
    May 13, 2026
    Wasaaradda Gaadiidka oo ka dalbaday isbedel muuqda dhammaan hay’adaha ka shaqeeya Garoonka Aadan Cadda
    May 13, 2026
    Taliye Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gaaray Baydhabo
    May 13, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Bayern Munich oo ka dhawaajisay hadal aan farxad galin Philippe Coutinho oo ku aadan mustaqbalkiisa
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Bayern Munich oo ka dhawaajisay hadal aan farxad galin Philippe Coutinho oo ku aadan mustaqbalkiisa
Ciyaaraha

Bayern Munich oo ka dhawaajisay hadal aan farxad galin Philippe Coutinho oo ku aadan mustaqbalkiisa

By Sonna Whiteka
Last updated: January 22, 2020
1 Min Read
Share

Bayern Munich, ayaa ka dhawaajisay hadal aan farxad galin Philippe Coutinho, oo ku aadan mustaqbalkiisa kooxda

Kooxda Bayern, ayaa ka hadashay mustaqabalka laacibka Coutinho, kaas oo heshiis dayn ah kula joogay kooxdan.

Bayern Munich ayaa sheegtay inaysan doonaynin in heshiis joogto ah ay kula wareegan Philippe Coutinho, taas oo ka dhigan in uu laacibkan dib ugu laabanayo Barcelona, haddii aysan dhicin in koox kale ay la saxiixdaan laacibka kubaddiisu ay ku luntay horyaalada Bundesliga iyo Laliga ee dalalka Germany iyo Spain.

Philippe Coutinho, ayaa dib ugu gurya noqonaya Barcelona iyo Horyaalka Spain marka uu idlaado heshiiska amaahda ah ee uu kula joogo kooxda ka dheesha Bundesliga ee Bayern Munich. Laacibkan ayaanan sameyn intii joogay kooxda kubad ay Naadigu uga riyaaqdo si u helo dooqa ah heshiiska rasmiga ee kooxda Bayern Munich sidda lagu qoray wargeyska Bild.

Coutinho, ayaa loo diwaan galiyey lix gool iyo shan gool oo uu caawiyey 16 kullan oo uu kasoo muuqday Horyaalka Bundesliga ee waddanka Germany.

W/Q. Abdiwali Bile Abdullahi

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Danab oo horjooge iyo maleeshiyaad Khawaarij ah ku khaarajisay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sida gaar ah u tababaran ee Danab ayaa…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xiddig muhiim ah oo maanta ka maqnaan doona Kooxdiisa Dekedda kulanka ay wajahayso Rajo FC

Muqdisho(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa galabta waxay la dheeli doonta naadiga Rajo FC, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Cayaartooyda Hayland oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho...SONNA...Cayaartooyda kubada cagta ee ka yimid Haayland oo ka tirsan degaanada  maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa garoonka Aadan Cabdulle ee…

Ciyaaraha
August 29, 2021

Zlatan Ibrahimovic oo diiday inuu meesha ka saaro dib ugu laabashada Yurub

Los Angeles (SONNA)- Zlatan Ibrahimovic ayaa iska diiday inuu meesha ka saaro rajadii uu ka lahaa inuu ku laabto Yurub…

Ciyaaraha
October 10, 2019

Xasaasi, Siciid Yamani iyo Macallin Cabdi Joon oo abaal-marinno ka helay tartankii dhowaan la soo xiray ee General Daa’uud… + SAWIRRO

Muqdisho(SONNA)- Koobka General Daa’uud ayaa todobaadkii la soo dhaafay lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo ay koobka ku…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023