Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Culimada Soomaaliyeed oo soo saaray bayaan ka dhan ah damaca Gurracan ee Itoobiya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Culimada Soomaaliyeed oo soo saaray bayaan ka dhan ah damaca Gurracan ee Itoobiya
GudahaWararka

Culimada Soomaaliyeed oo soo saaray bayaan ka dhan ah damaca Gurracan ee Itoobiya

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 10, 2024
3 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Maanta oo ay tariikhdu tahay 28/06/1445 , kuna beegan 10/01/2024 waxaa hotel-ka SYL ee magaalaada Mogadishu ka qabsoomay shir ay isugi yimaadeen culimada Soomaaliyeed, kaas lagu qaadaa dhigay mowduucyada kala ah:

  1. Muhiimada ay leedahay difaacidda dalka sida Badda, Berriga iyo Hawadiisa; maadaama uu yahay Dal Muslim ah.

T.Aragtida Sharciyeed ee ku aadan Iibinta, kireynta iyo  hibeynta, dhul Muslimiintu leeyihiin in lasiiyo  Gaalo

  1. Sidii loogu midoobi lahaa difaaca qaranimadda iyo madax banaanida Dalka iyo kaalinta hogaamineed ee kaga aadan Dowlada Soomaaliya.

Sidaas daraadeed, dood iyo falanqeyn dheer kadib kulanka culimada Soomaaliyeed oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada ayaa Intaas kadib waxa kasoo baxay  qodobada hoos ku qoran:

1.Culumada somaaliyeed waxeey ku aamaaneysaa dowladda soomaaliyeed dadaalada eey ugu jirto difaaca dalka ayada oo ugu baaqeysa Dowlada  Federaalka Soomaaliya eey dardar galiso  waajib ka sharciga ah ee ka saran  difaaca Xuduudaha Dalka Dhul, Bad iyo Berriba , sidoo kalana waxeey ugu baaqayaan dhamaan maamulada iyo bulshada soomaliyeed ineey ku garab istaagaan dowlada somaaliaya difaaca dalka

2.In Bulshada Soomaaliyeed meel ay joogtaba u midowdo ka hortaga  faragalinta  iyo boobka lagu hayo gobanimada Dalka kana fogaadaan khilaafaadka siyaasiga ah, qabyaalada ku saleysan  iyo midka fikriga ahba, si loo ilaaliyo difaaca qaranimada  iyo madax banaanida Dalka.

3.Culimadda soomaliyeed waxeey ugu bogaadinayaan wadahadalada dib ugu bilaawday  dowladda federaalka iyo  maamulka Somaliland ayagoo kubaaqayaa in laga miradhaliyo wada hadaladaas si loo xaqiijiyo midnimada umada soomaaliyeed

4.In hoggaan dhaqameedka, ganasatada,  Culimada, Macalimiinta, bahda Saxaafada, abwaanada dhamaan  iyo aqoonyaahanka soomaaliyeed eey gacan ka geystaan abaabulka bulshada isla markaana uga digaan marin habaabinta lagu hayo Diintooda, Taariikdooda, Dhaqankooda iyo Xuduudahooda, kuna garab istaagaan dowladda soomaaliyeed difaaca dalka

5.In sigaar ah Dhalinyaradu  gutaan waajibka  ka saaran difaaca Qarannimada Soomaaliya, si la mid Dhalinyaradii  usoo dagaalamey kana qeyb qaatey halgankii goboanima-doonka Dalkeena  kana digtoonaadaan in looga faideysto kacdoonkooda si aan adegeeynin dalkeena, diinteeenaiyo dadeenaba

6.In shucuubta muslimka ah ee dagan Gobalka  geeska Afrika ku  baraarugaan gulufka gardarada ah ee Abey Axmed isaga hor keenayo shucuubta Muslimiinta, taas badalkeedna waa in shucuubta Muslimiinta iska kaashadaan maslaxada Diinkooda nabad iyo deris wanaagna ku wada noolaadaan.

(انما المؤمنون اخوة…..)

7.Culimadda Soomaaliyeed waxa ay ugu baaqayaan Dowladaha islaamka, Waddamada Carabta, urururada aan kawqada tirsanahay dhamaan caalamka intiisa kale ee nabadda jecel inay is garab taagaan Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed Siyaasad iyo amni ahaanba.

8.Ugu danbeyn Culimadda Soomaalyeed  waxay uga digayaan Dowlada Itoobiya natiijada qaraar ee ka dhalan karta   faragalinta iyo ku xadgudubka xuduuda Dalka Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Fiqi oo khudbad ka jeediyay shirka Golaha Ammaanka ee QM

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda Fiqi ayaa khudbad ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo u mahadceliyay hoggaanka Switzerland ammaanna…

GudahaSiyaasaddaWararka
October 4, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan rasmi ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Uganda

Kampala (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho hal maalin ah ku tagay dalka Uganda…

GudahaWararka
April 5, 2025

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan gurmadka abaaraha oo ka qeyb galay madasha Bini’aaddannimada Yurub

Brussels-(SONNA)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qeyb galay Munaasabadda…

GudahaWararka
March 21, 2023

Mareykanka: Laba diyaaradood oo ku dhacay duleedka Washington

Diyaarad rakaab ah iyo mid kale oo helikobter ah ayaa ku dhacay meel u dhow garoonka qaranka Reagan ee duleedka…

Caalamka
January 30, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023