Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Baarlamanka Carabta oo diiday in lakala gooyo Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Baarlamanka Carabta oo diiday in lakala gooyo Soomaaliya
GudahaWararka

Baarlamanka Carabta oo diiday in lakala gooyo Soomaaliya

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: December 29, 2025
3 Min Read
Share

Bayruut (SONNA): War rasmi ah oo ka soo baxay mudane Ibraahim Boughali Guddoomiyaha Ururka Baarlamaanka Carabta, isla markaana ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Qaranka ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Dadka ee Aljeeriya ayaa lagu diiday talaalada ay Israel ku doonayso inay ku kala goyso Soomaaliya.

Mudane Ibraahim isaga oo ku hadlaya magaca Ururka Baarlamaanka Carabta waxa uu si cad oo adag u diiday tallaabo kasta oo hal-dhinac ah oo dhaawac ku ah madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ama wiiqaysa xasilloonideeda siyaasadeed iyo amni, ama khatar gelinaysa midnimadeeda dhuleed ee Soomaaliya.

“Ururku waxa uu mar kale xaqiijinayaa diidmada buuxda ee tallaabo kasta oo hal-dhinac ah oo ku xadgudbaya madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ama wiiqaya xasilloonideeda siyaasadeed iyo amni, si waafaqsan Axdiga Qaramada Midoobay, gaar ahaan qodobka 2-aad (farqaddiisa 4-aad) ee mamnuucaya faragelinta arrimaha gudaha dalalka ama adeegsiga awood ka dhan ah badqabka dhuleed iyo madax-bannaanida siyaasadeed” ayaa lagu yiri bayaanka.

Sidoo kale, Ururku waxa uu cambaareynayaa aqoonsi kasta oo la siiyo hayโ€™adda Sahyuuniyadda ee lagu sheeganayo dhulka Soomaaliya inay tahay โ€œdawladdo madax-bannaanโ€, isaga oo u arka arrintaas xadgudub cad oo ka dhan ah madax-bannaanida Soomaaliya, faragelin toos ah oo arrimaheeda gudaha ah, iyo baaq halis ah oo lagu hurinayo xasillooni-darro ka jirta gobolka Carabta iyo Afrika. Tani waxay ka hor imaanaysaa Goโ€™aanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay lambarkiisu yahay 2625 (XXV) ee sannadka 1970, kaas oo adkeynaya mabdaโ€™a aan faragelinta lagu sameyn arrimaha gudaha dalalka, isla markaana diidaya aqoonsiga isbeddello dhuleed oo ka dhashay tallaabooyin sharci-darro ah.

Ururka Baarlamaanka Carabta waxa uu carrabka ku adkeynayaa in amniga iyo xasilloonida Soomaaliya, iyo ixtiraamka madax-bannaanideeda, ay yihiin qayb aan ka goโ€™i karin amniga guud ee Carabta. Sidaas awgeed, Ururku waxa uu muujinayaa garab-istaag buuxa oo uu la garab taagan yahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kuna taageerayo tallaabo kasta oo sharci ah oo ay qaaddo si ay u ilaaliso xasilloonideeda, madaxbannaanideeda, iyo dhulkeeda oo dhan.

Ugu dambayn, Ururka Baarlamaanka Carabta waxa uu ugu baaqayaa dhammaan dhinacyada ay khusayso inay ixtiraamaan madax-bannaanida buuxda iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isaga oo adkeynaya taageeradiisa joogtada ah ee uu siinayo shacabka walaalaha ah ee Soomaaliyeed si ay u ilaashadaan dhulkooda una xoojiyaan xasilloonidooda, isla markaana ugu baaqaya isku-duwid Carbeed oo wadajir ah si looga hortago hanjabaad kasta oo dibadeed, iyadoo la raacayo mabaadiโ€™da Qaramada Midoobay iyo xeerarka caalamiga ah ee xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashi ee u dhexeeya dalalka, kuwaas oo diidaya isku-day kasta oo lagu wiiqayo madax-bannaanida ama xasilloonida dalalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Howlaha Guud oo sheegay in Muqdisho laga hirgelin doono waddooyin tayo leh iyo biya mareenno waara

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-u-dhiska XFS, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay billaabayso mashaariic waaweyn…

GudahaWararka
October 7, 2025

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladdaย  Federaalkaย  Soomaaliya

Muqdisho.SONNAโ€ฆ1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi…

Gudaha
December 27, 2024

Ciidanka XDS oo dhaq-dhaqaaq ka wada qeybo ka mid ah Gobolka Mudug+Sawirro

Gaalkacyo-(SONNA)-Qeybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Shacabka ku dhaqanย Tuulada Shabeelloow ee Gobolka Mudug ayaa dhaq-dhaq Ciidan ka wada…

WararkaWargayska
September 6, 2020

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo howlgaliyay xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka

Muqdisho(SONNA):- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo howlgeliyay xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka , ayaa tilmaamay…

GudahaWararka
September 15, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023