Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa
    May 12, 2026
    SoDMA oo gargaar raashin ah u qaybisay 2,000 oo qoys oo ku sugan Baardheere
    May 12, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
    Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Masagawaa magaalo caan ku ahayd fidinta Diinta islaamka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Masagawaa magaalo caan ku ahayd fidinta Diinta islaamka
MaqaalladaWararka

Masagawaa magaalo caan ku ahayd fidinta Diinta islaamka

By SB
Last updated: February 4, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kooxda khawaariijta ee gabalkeedu dhacay dhibaatooyinka ay u geystay bulshada Soomaaliyeed kuma eka oo qura dilalka, boob iyo dhaqan doorinta ee waxay sidoo kale burburiyeen goobihii cibaadadda lagu baran jiray sidoo kale waxay goobo qashin qub u beddeleen qaar ka mid ah masaajidada deegaanaddii ay shacabka ku dhibi jirtay kooxda khawaariijtu.

Magaaladda Masagawaa oo ku caan ahayd goob fidisa diinta Islaamka, sidoo kale ka hor intii kooxda khawaariijtu qabsan ahayd magaalo camiran adeegyadda bulshaduna shaqeeyaan sida waxbarashadda, caafimaadka iyo goobaha lagu barto Diinta ayey kooxdu dhamaantood xirtay, khawaariijtu waxay xirtay mawlacyo Diimeed oo magaaladu caan ku ahayd.

Masagawaa ayaa caan ku ahayd ilbaxnimo waayo soo jireen ahayd balse kooxda khawaariijta ayaa u bedeshay goob laga hayaamay marka laga reebo dad tiro yar oo duruufo u gaar ah uga bixi kari waayay, dhowaan ayaa kooxda khawaariijta laga xoreeyey magaaladda lana gaarsiiyey harka dowladnimadda, waxybaaha yaabka leh ee lagu arkay magaaladda ayaa waxa ka mid ah in iskoolkii deegaanka kooxdu ka dhigtay kushin ama goob cuntada ay ku karsadaan, sidoo kale Cisbitaalkii deegaanka waxa ay ka dhigteen xerro ay ku xeraystaan xoollaha baadda ah ee ay sida xoogga ah uga soo qaataan shacabka deegaanka,sidoo kale waxay gubeen saldhigii deegaanka.

Ismaaciil Shiine waa Guddoomiyaha deegaanka Masagawaa wuxuu Warbaahinta Qaranka uga waramay dhibta kooxdku gaarsiisay xarumihii adeegga bulshadda, sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in kooxda khawaariijta ah aysan kala soocin shacabka kala duwan ayna gaarsiiyeen tacadiyo ka baxsan xuquuqda aaddanaha.

” Wax aan rabaa inaan ummada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan dal iyo dibedd ba u sheego dhibaatada ay ku hayaan adeegyadda bulshadda oo marwalba ah waxybaaha ugu horeeya ee bulshadu ku tiirsan tahay, sida Cisbitaallada, saldhigyadda,dugsiyadda iyo goobaha diinta siday u burburiyen” ayuu yiri guddoomiye Ismaaciil.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in kooxda khawaariijtu xoog kula isticmaali jireen xoollaha shacabka sidoo kale na ay hanjabaad dilal iyo afduub kula kici jireen dadweynaha deegaanka, dhinaca kale wuxuu ugu baaqay shacabkii ka qaxay magaaladda in ay dib ugu soo laabtaan, isagoo sheegay in dowladda u fidin doonto adeegyaddii bulshadda.

Kooxda khawaariijta ayaa burburiyey suuqii ganacsiga magaalada masagawaa ” halkan waxay ahayd suuq ganacsi kooxda khawaariijta ayaa burburisay si ay culays u saaraan shacabka” ayuu yiri guddoomiye Shiine, isagoo dhanka baaq u diray ganacsatadii kooxda khawaariijtu ka qixisay magaalada in ay dib ugu soo laabtaan magaaladda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa

Xeebta magaalada Barawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa subaxnimadii maanta noqotay mid ku kulmisay nolol…

May 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Ku Simaha safiirka dowladda Norway ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ku…

GudahaWararka
April 21, 2025

Danjire Abuukar Baalle” Waxaa jira dalal badan oo diyaar u ah in ay hub nuuc walba ah siiyaan dowladda”.

Muqdisho.(SONNA):- Danjire Abuukar Baalle ayaa sheegay in ay jiraan dalal badan oo diyaar u ah in ay Dowladda Soomaaliya siiyaan…

GudahaWararka
December 4, 2023

‘Dhallinyarada ha lagu abaalmariyo waxqabadooda’ (WARBIXIN)

wax walba waa maalinteeda Taariikhda Soomaaliya waa tii uu ku dhaco isbedalka la yaabka leh ee Ra'iisul wasaare Xamse Cabdi…

GudahaMaqaallada
August 17, 2024

Madaxweyne Dani oo abbaalmariyay ciidamo iyo madax ka tirsan gobolka mudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu abaalmarinaayey ciidamo iyo mas’uuliyiintii kale oo…

Gudaha
January 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023