Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Hidda Dhoor oo Bandhig Cajiib ah ka Sameeyay Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu Qabtay Dalka Belgium
    May 29, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dalka, Saalax Axmed Jaamac oo Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga
    May 29, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamza: “Waxaa jira dowlado doonaya in ay dalkeenna kala gooyaan”
    May 29, 2026
    Hoggaamiye Jabriil oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga magaalada Baydhabo
    May 29, 2026
    Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika
    May 28, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS & Xubno ka socday Jaamacadad Umadda oo kormeerey xarumaha Warbaahinta Qaranka+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS & Xubno ka socday Jaamacadad Umadda oo kormeerey xarumaha Warbaahinta Qaranka+sawirro
Wararka

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS & Xubno ka socday Jaamacadad Umadda oo kormeerey xarumaha Warbaahinta Qaranka+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 26, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Sheekh yuusuf (Al-Cadaala) oo ay wehliyaan qaar kamid ah agaasimeyaasha waaxyaha ee wasaaradda ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Jaamacadda Umadda,kuwaasi oo maanta soo booqday xarunta wasaaradda,waxaa sidoo kale kormeerka qeyb ka ahaa wasiirka warfaafinta Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo booqasho ku yimid maanta wasaaradda.

Waxyaabaha ay ka wada hadleen ayaa waxaa kamid ahaa xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta Jaamacadda Umadda iyo Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada horumarinta Warbaahinta iyo sidii sare loogu qaadi lahaa tayada Wariyeyaasha ka howlgala warbaahinta Qaranka iyo in fursado tababara ah la siiyo dhalinyaro culuumta saxaafadda ka soo baratay jaamacadda Umadda,iyadoo ay ka qeybqaadanayaan quburo ku xeel dheer arrimaha warbaahinta,sida Yuusuf Garaad Cumar wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya,Prof C/qaadir Maxamed Dhicisow,hormuudka kuliyadda Saxaafadda ee Jaamacadad Umadda,iyo Khaalid Mocow C/qaadir guddoomiyaha guddiga Saxaafadda ee Golaha Shacab ,kuwaasi oo barayaal ka ah jaamacadda Umadda.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Sheekh yuusuf (Al-Cadaala) ayaa balan qaaday in ka wasaarada ahaan ay kala shaqeyn doonaan Jaamacadda Ummadda arrimihii la isla meel dhigay ee dhinaca iskaashiga ah.

Kulanka kadib waxaa ay si wada jir ah u kormeereen xarumaha warbaahinta sida Wargeyska Dalka iyo Wakaaladda SONNA,halkaasi oo warbixin kookabn kaga dhageysteen Cali C/qaadir Cali agaasimaha Wakaaladda SONNA iyo Wargeyska Dalka,sidoo kale waxaa ay kormeereen xarunta TV Qaranka oo uga warbixiyay Faarax Dharaar agaasimaha TV,halka RadioMuqdishona ay warbixin kaga dhageysteen agaasimaha RadioMuqdisho Yaxye Cali Faarax.

Mas’uuliyiintani ayaa isla meel dhigay in la is dhaafsado aragtiyo iyo qibrado la xiriira iskaashiga horumarineed ee warbaahinta iyo in la soo saaro dhalinyaro aqoontoodi ay sareyso,waxaana xubnahii ka socday jaamacadda umadda  ay balan qaadeen in kaalin ay ka qaadan doonaan sidii sare loogu qaadi lahaa garaadka iyo heerka aqooneed ee wariyeyaasha.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Hidda Dhoor oo Bandhig Cajiib ah ka Sameeyay Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu Qabtay Dalka Belgium

Muqdisho-SONNA-Ururka Hidda Dhoor ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha ee lagu qabtay…

May 29, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hay’adaha SoDMA iyo NIRA oo ka wada hadlay sidii barakacayaasha loo diiwaan gelin lahaa

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay Agaasimaha Guud ee Hayadda Diiwaan-gelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha -NIRA,…

GudahaWararka
September 11, 2024

Madaxweynaha JFS oo shacabka iyo XFS ugu hambalyeeyey guusha hoggaaminta golaha guud ee QM

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee…

SiyaasaddaWararkaWargayska
June 30, 2020

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo dadka deegaanka Guulane markale ugu baaqay dagaal ka dhan ah Khawaarijta

Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha dowladda goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen oo wada abaabul lagu ciribtirayo Kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab ayaa tagay deegaanka…

GudahaWararka
September 8, 2023

Ciidanka XDS ee qeybta 21-aad  oo ka tacsiyeeyay waxyeeladii qaraxii ka dhacay Gaalkacyo.

Gaalkacyo.(SONNA)...Taliska Qaybta 21-aad ee ciidanka XDS ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay weerarkii argagixise ee xalay ka dhacay Gaalkacyo…

Wararka
December 22, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023