Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulmay Masuul ka tirsan Qaramada Midoobay
    May 20, 2026
    Wasiir Fiqi oo ka qeyb galay munaasabadda daahfurka diiwaangelinta Xog-dhowraha qaranka
    May 20, 2026
    Ra’iisal Wasaare Xamsa oo kulan la yeeshay safiirka cusub ee Jabuuti
    May 20, 2026
    Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay xiliga la qabanayo Imtixaanka Qaranka
    May 20, 2026
    CXDS oo howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka fuliyay degmada Berdaale
    May 20, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulmay Masuul ka tirsan Qaramada Midoobay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulmay Masuul ka tirsan Qaramada Midoobay
GudahaWararka

Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulmay Masuul ka tirsan Qaramada Midoobay

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: May 20, 2026
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Drs. Maryan Qaasim ayaa maanta kulan la qaadatay Brian James Williams, Madaxa Waaxda Maalgelinta Sanduuqa Dhismaha Nabadda ee Qaramada Midoobay (UN Peacebuilding).

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta u dhaxaysa Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed iyo Qaramada Midoobay, gaar ahaan dhinacyada taageerada dhismaha nabadda, horumarinta xuquuqda aadanaha iyo kobcinta hay’adaha qaran.

Intii uu kulanku socday, Brian James Williams ayaa ku ammaanay guddiga dadaallada muuqda iyo waxqabadka ay soo bandhigeen muddadii koobnayd ee uu jiray, isaga oo tilmaamay inay muujiyeen karti iyo dadaal wax ku ool ah oo lagu horumarinayo ilaalinta iyo dhowrista xuquuqda aadanaha.

Dhankeeda, Guddoomiye Maryan Qaasim ayaa uga mahadcelisay martida booqashada ay ku yimaadeen xafiiska guddiga iyo taageerada joogtada ah ee Qaramada Midoobay, iyadoo adkaysay muhiimadda ay leedahay wada-shaqeyn miro dhal ah oo lagu xoojinayo hawlaha guddiga iyo horumarinta xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulmay Masuul ka tirsan Qaramada Midoobay

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Drs. Maryan Qaasim ayaa maanta…

May 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo ku dhawaaqday bilaabashada howlaha Xajka

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudaneysa waajibaadkeeda Qaran, kana duuleysa qorshe howleedka arrimaha xajka ay…

GudahaWararka
October 17, 2025

Duqa Muqdisho oo ka qeybgalay furitaanka Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa maanta ka qaybgalay furitaanka Shirweynaha 3-aad ee…

GudahaWararka
November 24, 2025

Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee AFRICOM oo booqday Xerada Kumandooska Danab ee Bali-doogle “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) Gen. Stephen J. Townsend, ayaa Booqasho ku tagey Xerada Ciidanka Kumandooska Danab ee…

GudahaWararka
July 29, 2021

Wasiirka Amniga XFS oo maanta hortagay guddiga Amniga iyo Difaaca ee Aqalka sare

MUQDISHO-(SONNA)-Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah ayaa maanta xafiiska ugu…

GudahaWararka
July 30, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023