Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray liiska goobaha codbixinta doorashada  Koonfur Galbeed
    May 4, 2026
    Kulan looga hadlayay horumarinta nidaamka Gaadiidka, Badqabka Waddooyinka oo lagu qabtay Muqdisho
    May 4, 2026
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee QM
    May 3, 2026
    Soomaaliya oo xoojineyaa Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee ay la leedahay UNDP
    May 3, 2026
    Muxuu Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ku soo arkay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka?
    May 3, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Kulan looga hadlayay horumarinta nidaamka Gaadiidka, Badqabka Waddooyinka oo lagu qabtay Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Kulan looga hadlayay horumarinta nidaamka Gaadiidka, Badqabka Waddooyinka oo lagu qabtay Muqdisho
GudahaWararka

Kulan looga hadlayay horumarinta nidaamka Gaadiidka, Badqabka Waddooyinka oo lagu qabtay Muqdisho

By Abdulkadir
Last updated: May 4, 2026
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA);-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa soo qaban qaabisay kulan wadatashi ku saabsan badbaadada waddooyinka iyo maareynta saxmada, waxaana lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda ee degmada Shingaani, Kulankan muhiimka ah ayaa diiradda lagu saaray horumarinta nidaamka Gaadiidka, Badqabka Waddooyinka iyo Maareynta Saxmada.

Kulanka waxaa si rasmi ah u daah-furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Cumar Cali Afrax, iyadoo ay ka qeybgaleen agaasime waaxeedyada iyo lataliyayaasha Wasaaradda iyo xubno ka kala socday Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradda Howlaha Guud, Wasaaradda Amniga Gudaha, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Taraafikada, iyo shirkadda Hornvista oo ka shaqeysa arrimaha gaadiidka iyo badbaadada waddooyinka.

Intii uu kulanku socday, waxaa si gaar ah diiradda loo saaray soo bandhigista wax ka beddelka lagu sameynayo sharciga waddo marista (Traffic Law amendement), si loo helo nidaam casri ah oo la jaanqaadaya baahiyaha maanta jira, Wasaaradda Gaadiidka ayaa soo bandhigtay aragti istaraatiiji ah oo ku dhisan saddex qodob oo muhiim ah:

1.  In la helo sharci iyo nidaam cad si dhakhsana dhaqan geliyo,

2.  In la xoojiyo isku-duwidda hay’adaha kala duwan ee ku shaqada leh arrimaha badqabka shacabka,

3.   In la kordhiyo wacyigelinta bulshada si loo abuuro mas’uuliyad guud oo ku saabsan isticmaalka waddooyinka.

Sidoo kale, kulanka ayaa lagu iftiimiyay xiriirka tooska ah ee u dhexeeya badbaadada waddooyinka iyo horumarka guud wadanka, iyadoo la xusay in yareynta shilalka iyo hagaajinta nidaamka gaadiidka iyo wadooyinka ay door weyn ka ciyaaraan kobaca dhaqaalaha iyo badbaadada bulshada.

Ugu dambeyn, kulankan wadatashiga ah ayaa ah tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhinaca helida nidaam guud ee badqabka wadooyinka iyo yareynta saxmada, isla markaana waxtar u leh Guud ahaan wadanka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray liiska goobaha codbixinta doorashada  Koonfur Galbeed

Muqdisho(SONNA(:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu halkaan ku wargelinayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee…

May 4, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dacwad-ogaha Maxkamadda ICC oo codsaday in la soo xiro hoggaamiyayaasha Israel iyo Xamaas

Dacwad oogaha Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa codsaday in la soo xiro Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo…

Caalamka
May 20, 2024

Ciidanka NISA oo la wareegay deegaannada Gandarshe iyo Jilib Marka oo ay horay ugu sugnaayeen Khawaarijta Al-Shabaab.

Muqdisho (SONNA)-Ciidanka gaarka ah ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka & Booliska Haramcad ayaa si buuxda ula wareegay deegaannada…

GudahaWararka
December 29, 2022

Hodan oo ku soo baxday tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga Afar dhamaadka oo la sameeyay

Muqdisho (SONNA): Degmada Hodan oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga 4-aad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii…

Gudaha
March 15, 2026

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray dhismaha Qeybta Baarista Danbiyada ee C.I.D

Muqdisho, (SONNA):- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta…

GudahaWararka
March 7, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023