Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka amniga oo qaabilay danjiraha Switzerland
    April 8, 2026
    Soomaaliya oo safiir aan dagenayn ku yeelanaysa Belarus
    April 8, 2026
    Wafdi ka socda Soomaaliya oo Nairobi uga qaybgalaya madasha magaalooyinka Afrika
    April 8, 2026
    Wasiir Maareeye oo qaabilay madaxa xafiiska FAO ee Soomaaliya
    April 8, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo gabangabeeyey wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed ee uu ka waday Koofur Galbeed
    April 8, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiir Maareeye oo qaabilay madaxa xafiiska FAO ee Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Maareeye oo qaabilay madaxa xafiiska FAO ee Soomaaliya
GudahaWararka

Wasiir Maareeye oo qaabilay madaxa xafiiska FAO ee Soomaaliya

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: April 8, 2026
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey madaxa ugu sareeya hey’adda FAO-Somalia.

Masuuliyiintaan ayaa Wasaaradda ku wareejiyay agab xafiiseed kaasoo loogu talagalay Xarunta Hal-abuurka iyo Horumarinta Ganacsiga Beeraha (CIAD), si loo xoojiyo howlaha xarunta iyo taageerada la siiyo dhallinyarada iyo hal-abuurka qaybta beeraha.

Hay’adda FAO ayaa door weyn ka qaadatay dhismaha iyo hirgelinta xaruntan, iyada oo ujeedadu tahay in la dhiirrigeliyo hal-abuurka dhalinyarada, la kobciyo ganacsiga beeraha, isla markaana la taageero dhallinyarada Soomaaliyeed si ay uga qayb qaataan horumarinta iyo casriyeynta beeraha dalka.

Ugu dambeyn, Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa uga mahadceliyay hay’adda FAO taageerada iyo wada shaqeynta joogtada ah ee kala dhaxeysa Wasaaradda, isagoo ku amaanay doorka muuqda ee ay ka qaadaneyso horumarinta iyo kobcinta beeraha.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka amniga oo qaabilay danjiraha Switzerland

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa…

April 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maamulka koonfur galbeed oo bogaadiyey doorashada golaha deegaanka gobolka Banaadir

Baydhabo(SONNA):-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa hambalyo u diray Shacabka Gobolka Banaadir oo maanta si…

GudahaWararka
December 25, 2025

Wasiirka tamarta iyo kheyradka Galmudug iyo maamulka degmada Cadaado oo deegaanka Galinsoor ka dhagax dhigay ceel biyood

Cadaado-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda tamarta iyo kheyradka biyaha ee dowlad goboledka galmudug oo ay wehliyaan gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdullahi Cabdiraxmaan tootoole iyo…

GudahaWararka
January 18, 2022

Wasiirka Awqafta XF S oo ka warbixiyay doorka culimada ee dowlad dhiska iyo nabadeynta dadka

Wasiirka Awqafta iyo Arrimaha Islaamka XF S Mudane Sheekh Muqtaar Rooboow oo ka hadlay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay…

Gudaha
December 5, 2025

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo Kulan la qaatay Madaxa Horumarinta Waxbarshadda Bangiga Aduunka ee Bariga & Koofurta Afrika

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS Cabdullahi Abuukar, Cabdullahi Carab iyo Madaxa horumarinta Waxbarshadda ee Bariga iyo …

GudahaWararka
June 23, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023